25/10/2025
๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ก๐๐๐ง-๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ญ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฑ ๐ โจ
Xalay waxaa si guul iyo gobannimo leh u qabsoontay xafladdii qaadhaan-ururinta dhismaha Maktabadda Degmada Axmed Dhagax, munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada โ madaxda, siyaasiyiinta, iyo dhallinyarada firfircoon.
Mahadnaq gaar ah ayaa u diran bulshadii iyo martidii qiimaha lahayd ee taageerada iyo dhiirrigelinta muujisay, gaar ahaan Xoghayaha Dawladda Hoose Mudane Sed Nur Jama, oo door muuqda ka qaatay hirgelinta iyo suurtogalinta barnaamijkan iyo hablihii qaybta laxaadka laheyd ka qaatay qaadhaanka dhismaha , bogaadin gaar ah!.
Sidoo kale, dhalinyaradii isxilqaantay ee si daacadnimo iyo dadaal leh u abaabushay madasha, waxaan leenahay โ dadaalkiinu waa iftiin iyo dhiirrigelin! .
๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐๐ข ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐โ๐๐ค๐๐๐ ๐๐ ๐โ๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐ ๐ด๐ฅ๐๐๐ ๐ทโ๐๐๐๐ฅ, ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐๐ข๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐ ๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐ข๐ ๐ข๐ ๐๐ ๐๐ฆ ๐๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐โ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐, ๐ผ๐๐ โ๐ ๐ด๐๐๐โ! ๐