Taageerayaasha AAW

Taageerayaasha AAW Kusoo biir bogga rasmiga ah ee Taageerayaasha Hoggamiyaha Xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakur Warsame.

13/07/2026
01/07/2026

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir wuxuu jeediyey khudbadii u qalantay 1-da Luulyo iyo 26-ka June.

19/05/2026

Hoggaamiyaha iyo taageerayaasha adkaysiga badan ee Arsenal hambalyo.

17/05/2026

Dadnimooy ba’

Adeeg waaye dawlee
Dugsi iyo iskuul maleh
Daryeel caafimaad maleh
Shacabki wey dayacanyiin

Mashruuc daleed ka leexsoo
Canshuur shacab daldalo oo
Danta taada fiirsoo
Dibaddaa u tamashlee
Dabaq yeelo mooyee
Shacab lama daneeyee

Danyarkiyo miskiinkii
Dabka carruurta loo shido
Dugsi iyo tacliintii
Duud xamaal ku keenna
Degalkoodi laga dhacay
Boqol reer degaankood
Ganaacsade aan diir nixin
Doollar lagaga soo gadey

Dadku kuu Calmadayee
Duubka boqor u saaraa
Darayeeyay shacabkii
Taajkeey la doonteen
Darajadii ay saareen
Diintu ku dhaartaba
Damac baa ka hoosoo
Dalkoodii Xaraashyoo
Dallaal
Dallaal
Dallaal iyo mallaal noqoy
Repeat: Damac baa ka hoosoo
Dalkoodii Xaraashyoo
Dallaal
Dallaal
Dallaal iyo mallaal noqoy

Siyaasigu damiir maleh (maleh)
Ganaacsade ma diir naxo (Ma diir naxo)
Diintiina nadiir maleh (maleh)
Damqan maayo shacabkii (dulli)
Dadnimooy
Dadnimooy ba'wayaan
�����
dulmanaha xaqii raba �
hadduu doodo waa xarig�
xeer ilaalintaa diran �
dacwad ooggu waa orod
xildhiban difaaciyo �
wasiir dooda lama arag
Shacabkii Damiir ma leh
Dumarkaa la xirayiyo�
Taahii duqowshaha
Deris k**a xanaaqsan ���
Sheekhii ma daakiro �
Miskiinkaa la duudsiyay
Dulmi uma yaqaannoo
Masjidkeenni diintuba
Dambigaa ma sheegaan �
Aabi lamaba diidoo �
dulmi ceebba maahoo
Shacabkeennu k**a dido


� ��Dadku kuu calmadayee
Duubka boqor u saaraa �darayeeyay shacabkii �taajkeey la doonteen �darajadii ay saareen �Damiir li’i u dhimatoo�dalkoodii xaraashyoo �Dallaal iyo mallaal noqoy��Siyaasigu damiir ma leh �Ganacsade ma diirnaxo
Sheekhii digniin ma leh
Damqan maayo shacabkii �Dadnimooy…. �Dadnimooy ba’

“Qaran kuma burburo kala-aragti duwanaan ee waxa dumiya hoggaamiye aan garan waqtiga lagu sugan yahay”.
07/02/2026

“Qaran kuma burburo kala-aragti duwanaan ee waxa dumiya hoggaamiye aan garan waqtiga lagu sugan yahay”.

Mahadsanid Hon Anab Subow Gure tallada wanaagsan ee aad Soomaalida u jeedisay. Waa sababta aan u taageernay hoggaamiye A...
22/12/2025

Mahadsanid Hon Anab Subow Gure tallada wanaagsan ee aad Soomaalida u jeedisay. Waa sababta aan u taageernay hoggaamiye Abdurahman Abdushakuur

Abdirahman Abdishakur
Raila Odinga of somalia
Fursad siiya hadda ama u ooya hadhow sidi aan raila ugu oynay.😎

Address

K4
Hargeisa
111

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taageerayaasha AAW posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Taageerayaasha AAW:

Shortcuts

Share