Waddani-24

Waddani-24 Xisbiga Rajada Shacabka ee Waddani

Barjaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani.Cabdiraxmaan Cirro
11/09/2024

Barjaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani.
Cabdiraxmaan Cirro

10/09/2024

Mohamed BK ๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›

Waxa saaka magaalada hargeisa si rasmi ah uga furmay, kala fadhigii 4aad ee shirka golaha dhexe ee xisbi waynaha aqlabiy...
09/09/2024

Waxa saaka magaalada hargeisa si rasmi ah uga furmay, kala fadhigii 4aad ee shirka golaha dhexe ee xisbi waynaha aqlabiyada shacabka Somaliland.
Shirkan waxa lagu Cumaamadayaa, oo xisbigu murashax ugu dooranaya mar labaad mudane Cabdirahmaan Mohamed Cabdulaahi.
Badbaadada qaranku waa inagoo doorana mudane cirro oo ah masuul isku wadi karaya Somaliland.

Waddani Party
Waddani Supporters
Cabdiraxmaan Cirro

Shirkii goolaha dhexe xisbiga Waddani Ayaa inyar ka dib si habsami leh u furmayaTeam miisaaanka culus na waa diyaar ๐Ÿงก๐Ÿฆ…Wa...
09/09/2024

Shirkii goolaha dhexe xisbiga Waddani Ayaa inyar ka dib si habsami leh u furmaya
Team miisaaanka culus na waa diyaar ๐Ÿงก๐Ÿฆ…

Waddani Party
Waddani Supporters

08/09/2024

Hogaamiye guurti ah mudane musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro, waxa nasiib leh bulshada Somaliland maadaama ay heli doonaan hogaan toolmoon maamlo ka dib.
Waddani Party
Waddani Supporters

05/09/2024

Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Salaxley.
@ Waddani Party Waddani Supporters

05/09/2024

Somaliland mid ah ๐Ÿ’›
Waddani Supporters

05/09/2024

Warkaasi waa cad yahay, is maqal ma jiraa ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Waddani Supporters

05/09/2024

Salaxley๐Ÿ’› & Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro sanadkan guushu waa Waddani Party, ha laga qariyo inantii saaka cirro ku soo kallahday ee Nawad Hassan

โ€œLaba Musharrax oo maanta lakala doorta ma jiraan, waa madaxweyne fashilmay oo dalkii maanta inbadan meel Loo doono aan ...
05/09/2024

โ€œLaba Musharrax oo maanta lakala doorta ma jiraan, waa madaxweyne fashilmay oo dalkii maanta inbadan meel Loo doono aan la garanayn , wakhtigoodii waa la siiyay Kulmiye kamanay faaโ€™idaysan, madaxda Kulmiye sidii ay madaxdii uga horeysay lugaha u qaban jireena looma jiid Jiidan , Arab weynow doorta Cirro โ€œ.
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde

Waddani Party
Cabdiraxmaan Cirro

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waddani-24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share