Wacyigelinta Qaranka JSL

Wacyigelinta Qaranka JSL National Guidance

31/08/2026

Farriinta Maanta: Midnimo iyo wadajir aynu ku taageerno dawladda sidii loo xoojin lahaa nabadgelyada gobollada galbeedka.

30/08/2026

Farriinta Maanta:-Carruurta oo guriga lagu xidha,waxa ay sababi karta khasaare Nafeed.

26/08/2026

Farriinta maanta: Fadlan waalid ka war hay Carruurta xilliga Waxbarashada

17/08/2026

Fariin Wacyigelineed:-Aqoon La'aani Waa Iftiin La'aan.

13/08/2026

Muwaaadin, farriintan oo u muhiim ah noloshaada, ka daawo Telefishanka Qaranka Somaliland.

Xuquuqda muuqaalkani waxa uu u dhawrsoonyahay waaxda wacyigelinta ee wasaaradda warfaafinta.

06/08/2026

Wacyigelin:-Caymisku Waa Ilaalinta Nafaheena Iyo Hantideena.

31/07/2026

Fariin Wacyigelineed:-Fadlan Aynu Ka Digtoonaano Dooxyada ,Xiliyada Roobabku Jiraan.

27/07/2026

Fariin Wacyigelineed:Fadlan Ka Digtoonow Khatarta Laydhka Xilliga Dabayluhu Dhacayaan.

22/07/2026

Fariin Wacyigelineed:-Dalkeena Fursadaha Shaqo Ee Yaalla.

"Waxa aynu u baahanahay in aynu wacyigelin ka samayno...".Afhayeenka Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.
22/07/2026

"Waxa aynu u baahanahay in aynu wacyigelin ka samayno...".Afhayeenka Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.

Address

Radio Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacyigelinta Qaranka JSL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share