20/08/2026
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cismaan Ibraahim' Cali Ciileey, ayaa ka warbixiyay howlaha Wasaaradda iyo halka ay mareyso Qaban qaabada doorashada hoggaanka Majmaca Culimada Gobolka Shabeellaha Dhexe.