Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle Bogga Rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay kulan si rasmi ah Dowladda ...
28/08/2026

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay kulan si rasmi ah Dowladda Hirshabelle loogu wareejiyay shaqooyinkii iyo hawlihii ay hayeen Hay’adihii Hoostaga Xafiiska CRESTA/A .

Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle mudane Axmed Bariise Xeydar , Xoghayaha Dowlada hoose ee Degmada Jowhar iyo Wakiilka hay’adda CRESTA/A oo wakiil ka ahayd Xafiiska Hawlgallada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyo qaar ka mid ah Bulshada qeybaheeda kala duwan .

Wareejintan ayaa qayb ka ah qorshaha lagu xaqiijinayo in Dowladda Hirshabelle si habsami leh ula wareegto, uguna sii waddo shaqooyinka iyo barnaamijyada muhiimka ah ee hay’adahaasi ka wadeen Deegaankada Dowladda Hirshabelle iyadoo la qorsheynayo in Xafiisyada CRESTA/A ay soo afjaraan hawlahooda dhammaadka sanadkan.

Intii lagu guda jiray munaasabadda, waxaa lagu soo bandhigay waxqabadkii iyo hawlihii xasillinta ee UNTIMIS CRESTA/A ay ka fulisay Deegaanada Hirshabelle muddadii ay ka shaqeynaysay, iyadoo si gaar ah diirada loo saaray taageerada nabada, amniga, dawlad dhiska xoojinta maamulka Dowlaha Hoose iyo Xoojinta Dib-u-heshiisiinta Bulshada .

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

09/08/2026

Daawo Muuqaalka Guud ee Tababarka Bulshada Xoolo dhaqatada ah iyo Beeraleyda Degmada Beledweyne kaasoo aay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ku soo Gabagabeeysay Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan .

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan ku s...
09/08/2026

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan ku soo Gabagabeeysay Tababarka Bulshada Xoolo dhaqatada ah iyo Beeraleyda Degmada Beledweyne .

Tababarkaan oo mudo 2 maalin ah socday ayaa loo qabanaayay Bulshada Xoolo dhaqatada ah iyo Beeraleyda Degmada Beledweyne ujeedkiisu waxuu ahaa sidii Bulshada loogu wacyigalin lahaa xalinta qilaafka iyo sida lagu xalin karo markii qilaaf soo kala dhex galo Bulshada Beeraleyda ah iyo tan Xoola dhaqatada ah ee ka dhaxeeyso Deegaanka.

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

08/08/2026

Daawo Muuqaalka Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle oo Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan ku qabatay Tababarka Bulshada Xoolo dhaqatada ah iyo Beeraleyda Degmada Beledweyne .

Tababarkaan oo loo qabanaayay Bulshada Xoolo dhaqatada ah iyo Beeraleyda Degmada Beledweyne ayaa ujeedkiisu ahaa sidii Bulshada loogu wacyigalin lahaa xalinta qilaafka iyo sida lagu xalin karo markii qilaaf soo kala dhex galo Bulshada Beeraleyda ah iyo tan Xoola dhaqatada ah ee ka dhaxeeyso Deegaanka.

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan ku q...
08/08/2026

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan ku qabatay Tababarka Bulshada Xoolo dhaqatada ah iyo Beeraleyda Degmada Beledweyne .

Tababarka ayaa waxaa Daah-furay Wasiirka Wasaaradda Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Hirshabeelle Mudane Mohamed mahamud ibrahim waxaana ku Wehliyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane liibaan Abdirahman iyo Gudoomiye kuxigeenka siyaasada iyo Maaliyada Gobolka Hiiraan Muddane ibrahim Osman Ali iyo Masuuliyiin ka socotay Hayadda unsos .

Tababarkaan oo loo qabanaayay Bulshada Xoolo dhaqatada ah iyo Beeraleyda Degmada Beledweyne ayaa ujeedkiisu ahaa sidii Bulshada loogu wacyigalin lahaa xalinta qilaafka iyo sida lagu xalin karo markii qilaaf soo kala dhex galo Bulshada Beeraleyda ah iyo tan Xoola dhaqatada ah ee ka dhaxeeyso Deegaanka.

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

25/07/2026

Daawo Hadaljeedinta Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cumar Soomane uu ka jeediyay Xaflada Daahfurka Mashruuca Bulsho ee Dowladda Hirshabelle isagoo dulmar ku sameeyay Doorka Wasaaradda Maaliyadda ee kaga aadan Mashruuca Bulsho .

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

25/07/2026

Daawo Khudbada Agaasimha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle Dr-Abdullahi Adaye Hassan uu ka jeediyay Xaflada Daahfurka Mashruuca Bulsho ee Dowladda Hirshabelle .

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

25/07/2026

Daawo Khudbada Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle Mudane Abdi Dahir Guure Karoore uu ka jeediyay Daahfurka Mashruuca Bulsho isagoo Madasha ka sheegay in mashruucu ku soo beegmay xilli loo baahan yahay xoojinta adkaysiga Bulshada iyo horumarinta adeegyada aasaasiga ah, isagoo xusay in uu fursad u yahay horumarinta Degmooyinka iyo dardargelinta mashaariicda horumarineed.

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

25/07/2026

Daawo Khudbada Furitaanka ah ee Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle mudane Dr-Abdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed uu ka jeediyay daahfurka Mashruuca Bulsho, isagoo ku tilmaamay mashruuc muhiim u ah horumarinta adeegyada Bulshada, xoojinta Dowladaha Hoose iyo kor u qaadidda ka-qaybgalka Bulshada ee Horumarinta Deegaanada.

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

25/07/2026

Daawo Muuqaalka Guud Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowladda Hirshabeelle oo lagu qabtay Xaflada Daahfurka Mashruuca Bulsho ee Dowladda Hirshabelle .

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?
id=100068897092678&mibextid=LQQJ4d
Instagram: https://www.instagram.com/ moi_hirshabelle9?igsh=NTc4MTIwNjQ2YQ

Address

Jowhar

Telephone

+252612122912

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle:

Shortcuts

Share