Madasha Kaah

Madasha Kaah Akhristiyaasha maanta waa hogaamiyaasha berri

Madasha Kaah waxa ay munaasabadda Ciidda awgeed hambalyo u diraysaa dhammaan ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Shacabka...
19/03/2026

Madasha Kaah waxa ay munaasabadda Ciidda awgeed hambalyo u diraysaa dhammaan ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed,Alle ha naga aqbalo camalkii aan samaynay hana noo dambi dhaafo.!

Galabnimadii shalay,waxaa ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ ka qabsoomay barnaamijka ay iska kaashanayeen, ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ...
26/12/2025

Galabnimadii shalay,waxaa ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ ka qabsoomay barnaamijka ay iska kaashanayeen, ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜†๐˜€, ciwaankiisuna ahaa diyaarinta mawduuca casriga ah iyo farsamooyinka soo bandhiga casriga ah, waxaana soo jeedinayay Dr. ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ, barnaamijka waxaa kasoo qeyb galay ๐™ˆ๐™–๐™™๐™–๐™ก๐™–๐™๐™– ๐™–๐™ ๐™๐™ง๐™ž๐™จ๐™ฆ๐™ค๐™ง๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™–, ๐™—๐™–๐™๐™™๐™– ๐™ฌ๐™–๐™—๐™–๐™ง๐™–๐™จ๐™๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ข๐™–๐™ง๐™ฉ๐™ž ๐™ ๐™–๐™ก๐™š.
Ugu dambeyntii si wanaagsan oo qiimo badan ayuu noogu soo dhammaaday, barnaamijkaan wuxuu qeyb ka ahaa dedaalada aan ku xoojineyno tabarada dheefta u leh bulsho weynteenna reer ๐—ž๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ.
๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—น๐—ฒ๐—ต.

๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ.

OGAYSIIS MUHIIM AH: Madasha Kaah iyo golaha Rays ayaa si wada jir ah iskaga kaashanaya qabsoomidda maduuc muhiim ah baah...
22/12/2025

OGAYSIIS MUHIIM AH:
Madasha Kaah iyo golaha Rays ayaa si wada jir ah iskaga kaashanaya qabsoomidda maduuc muhiim ah baahi waynna loo qabo, kaas oo ciiwaankiisu yahay:
Diyaarinta mowduuc qaab Toolmoon iyo Farsamooyinka soo-bandhigidda Casriga ah,
(Modern Topic Preparation and Contemporary Presentation Techniques).

Barnaamijkaan oo ka qabsoomid doona Jaamacadda Kismaayo, waxaa inoo soo jeedin doona; Ustaad Maxamed Bile Xaashi(PhD), ustaadku waa aqoon-yahan xeel-dheer tacliimeed ah kana mid ah aqoonyahanka reer Jubbaland,gaar ahaan Magaaladaan Kismaayo.

Sidaas darteed waxaan dhallinyarada reer Kismaayo,qalin-maalka iyo cid kasta oo danayn u haysa mawduucaas ku casuumaynaa in ay nagala soo qayb galaan barnaamijaan xiisaha gaarka ah leh xilligiisiina ku soo aaday.

FAAH-FAAHIN:

1.Qabnqaabada: Rays iyo Kaah
2.Ciiwaanka: Diyaarinta mowduuc qaab casri ah iyo Farsamooyinka soo-bandhigidda Casriga ah,
(Modern Topic Preparation and Contemporary Presentation Techniques).
3.Goobta: Jaamacadda Kismaayo.
4.Goorta: 25/12/2025.
5.Saacadda: 3:30PM.
6.Soo jeediye: Dr, Maxamed Bile Xaashi (PhD).

Dhammaad

๐Ÿ“š Akhrinta Buugaagta waa  Furaha GaraadkaBuuggu ma aha kaliya warqad iyo hadal, waa iftiin maskaxeed, waa saaxiib aamusa...
15/12/2025

๐Ÿ“š Akhrinta Buugaagta waa Furaha Garaadka

Buuggu ma aha kaliya warqad iyo hadal, waa iftiin maskaxeed, waa saaxiib aamusan oo aan kaa daalin. Akhrinta buugu waa safar aan jirdhac lahayn oo maskaxdaada kobcinaya, fikirkaaga furanaya, naftaadana horumarinaya.

Qofka buug akhriya ma aha qof kaliya wax akhrinaya waa qof dhisaya mustaqbalkiisa, ballaarinaya aragtidiisa, kuna socda waddada guusha iyo garaadka.

Akhriska waa caado fiican kororso aqoon, kobci naftaada.

Madasha Kaah .

Dhallinyarada madasha Kaah oo wacyi-galinta akhrisqoraalka ee goobaha waxbarashada dib u bilaabay,saakana bookhasho ku t...
02/12/2025

Dhallinyarada madasha Kaah oo wacyi-galinta akhrisqoraalka ee goobaha waxbarashada dib u bilaabay,saakana bookhasho ku tagay dugsiga Beder,halkaas oo ay ardayda waano iyo wax u sheeg kadib u qabteen,tartan akhris buugaagna ay halkaas ku guddoonsiiyeen.

Sidoo kale, waxa aan kulan la qaadanay maamulka oo aan halkaas wada sheekaysi kooban iyo kala xog qaadasho ku yeelany.

Aad bay u mahadsan yihiin reer Beder sida ay u qaabileen ola olaha wacyi-galinta akhrisqoraalka ee dhallinyarada Kaah.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://vm.tiktok.com/ZMAoYx4xm/

Bismillaah.Madasha Akhris-qoraalka ee Kaah waxay hambalyo, Boggaadin iyo Duco u direysaa, Mudane Maxamuud Mahad Faarax o...
28/11/2025

Bismillaah.

Madasha Akhris-qoraalka ee Kaah waxay hambalyo, Boggaadin iyo Duco u direysaa, Mudane Maxamuud Mahad Faarax oo Maanta loo doortay guddoomiyaha middowga naadiyada Akhris-Qoraalka ee Kismaayo.
Guddoomiye alle hakugu asturo xilkaas culus ee laguu igmaday.

mahadsanidiin

Address

Jubland
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Kaah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category