25/08/2026
Waxay CIIDANKA DABDEMISKA WAQOOYI BARI u baxeen hawlgal dagdaga ah oo samatabixin ugu baxeen xaafada Jabuutawi.
hawlgalkaaso ah gaadhi bas ah oo ku gubtay guri baloodh daarad dhexdiisa.
Waxay ku guulaysteen ciidanku hawlgalkii ay ubaxeen iyagoo ku xakameeyey dabku halkuu marayey kuna guulaystay dabkaas.
Wax qasaaro nafeed ah cidna waxba kuma noqon waxan ka ahayn hantida Gadhiga gubtay mooye iyado qasaaruhu sahlanaa Alla mahadleh.
Bulshada REER WAQOOYI BARI gaar ahaan bulshada ku nool CAASIMADA WAQOOYI BARI in ay la so xiriiran hadii ay masiibo dagdag ah arkaan in ay la so xidhiidhaan Lamabarka gaaban ee
Alla mahadle