Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Waqooyi-Bari

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Waqooyi-Bari Ministry of Education, Culture And Higher Education North-Eastern State

27/08/2026

Agaasimaha Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka Heer Qaran, Mudane Xuseen Muuse Sharawe, ayaa bogaadiyey ardayda ku guulaysatay imtixaanka, isaga oo si gaar ah u ammaanay hablaha kaalmaha ugu sarreeya galay.

Celceliska Guud Ee Maadooyinka Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalka 8-aad 2025–2026.
27/08/2026

Celceliska Guud Ee Maadooyinka Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalka 8-aad 2025–2026.

Sawiro Shaacinta imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad Waqooyi-Bari
27/08/2026

Sawiro Shaacinta imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad Waqooyi-Bari

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aadWasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Waqooyi Bari S...
27/08/2026

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Waqooyi Bari Soomaaliya waxay soo bandhigtay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad.

95% ardayda ayaa gudubtay imtixaanka, halka 5% ay dib ugu noqonaya imtixaanka.

Hambalyo dhammaan ardayda guuleysatay, waxaana dhiirrigelin iyo dadaal dheeraad ah loo rajaynayaa ardayda aan gudbin.

27/08/2026

Laascaanood: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Waqooyi Bari, Mudane Mukhtaar Culujoog, ayaa hambalyo u diray ardayda kaalimaha sare ka galay Imtixaanka Fasalka 8-aad, gaar ahaan 10-ka arday ee ugu sarreeya.

Agaasimaha ayaa ku bogaadiyey ardayda dadaalka iyo guusha ay muujiyeen, wuxuuna sidoo kale u mahadceliyey waalidiinta, macallimiinta iyo maamulka dugsiyada oo qayb weyn ka qaatay natiijadan waxbarasho.

27/08/2026

Wasaaradda Waxbarashada Waqooyi Bari ayaa shaacisay 10-ka arday ee ugu sarreeya Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad.

10 Top students
27/08/2026

10 Top students

πŸ‘€
27/08/2026

πŸ‘€

Shaacinta Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad πŸ‘€
26/08/2026

Shaacinta Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad πŸ‘€

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Waqooyi-Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share