10/08/2026
Hambalyo iyo Bogaadin
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, oo maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday, kuna guuleeyo gudashada waajibaadka qaran ee horyaalla.