27/01/2026
Af-hayeenka Eric Trump ayaa 'meesha' ka saaray in wada-hadallo gaar ah ay yeesheen Madaxweynaha Somaliland & wiilka Trump, isaga oo tilmaamay in Cirro ka qayb-galay casho ay yimaadeen dad ka badan 100 ruux oo hal qol isugu yimi ka dibna sawir wada-galay, sida ay werisey wakaaladda Reuters.
Taas jab kaweyn miyaa jirta oo ladhihi lahaa nin dhahayo waxan kaqeyb galay shirka ganacsiga aduunka oo inuu yahay dal camal neysha utagay balse aan galain golka shirka kasocdo balse tagay miiska qada kadib sawir kusoo galaya 😆
SOOMALAIAYA SOOMAALI BAALEH NIN SIXUN UFIKIROW AMA DHUMASHO AAD AMA DAL SHISHEY AAD MAR UUN SOMALIYA GACATOODA WAAD GALIDOONATAA🇸🇴❤️
Sayidka 🤞🇸🇴