Abudwak Reading Club

Abudwak Reading Club boga rasmiga ah ee naadiga aqriska iyo qoraalka ee degmada abudwak.

BANDHIGA BUUGGA  RIYOOYINKII RUMOOBI WAAYEY.Waxaa lagu casuumayaa dhammaan bulshada reer Caabudwaaq iyo bahda akhriska i...
22/08/2026

BANDHIGA BUUGGA RIYOOYINKII RUMOOBI WAAYEY.

Waxaa lagu casuumayaa dhammaan bulshada reer Caabudwaaq iyo bahda akhriska inay ka soo qaybgalaan Bandhigga Buugga “RIYOOYINKII RUMOOBI WAAYEY”, oo ay qoraa ka tanay Maryama Deeq Cabdul.

Akhriste nagala soo qayb gal bandhiga buuggan oo macluumaad badani ku duugan yihiin si aad u dhuuxdo waxna ugala baxdo.

Riyooyinka rumoobi waayay waa dhigane loo hibeeyay haweenkii Soomaaliyeed ee hammigoodii rumayn waayey caqabado bulsho iyo mid deegaan oo soo wajahay aawadood, waa dhigane tibaaxaya hal adaygga haween badan oo Soomaaliyeed.

Goobta: CROWN HOTEL ABUDWAK

Taariikhda: KHAMIIS 03–09–2026.

WAXAAN U HAMBLAYEYNAYNA  DHAMAAN ARDAYDA SOMALIYEED
15/08/2026

WAXAAN U HAMBLAYEYNAYNA DHAMAAN ARDAYDA SOMALIYEED

GORFAYN DHIGANE: MUSLIMKA WAX SOO SAARKA LEHWAKHTI: Friday 4:00pm. TAARIIKH: 7 August 2026GOOBTA: MAKTABADA DEGMADA ABUD...
02/08/2026

GORFAYN DHIGANE: MUSLIMKA WAX SOO SAARKA LEH
WAKHTI: Friday 4:00pm.
TAARIIKH: 7 August 2026
GOOBTA: MAKTABADA DEGMADA ABUDWAK.
SOO JEEDIYE: IXSAAN MAXAMUUD.

DHIGANAHA: HESHIIS BULSHOFrie 4:00pm.    17jul 2026MAKTABADA DEGMADA ABUDWAKABDULLAHI ABDIRIHMAN NURRE.
13/07/2026

DHIGANAHA: HESHIIS BULSHO
Frie 4:00pm. 17jul 2026
MAKTABADA DEGMADA ABUDWAK
ABDULLAHI ABDIRIHMAN NURRE.

📢 OGEYSIISKA TARTANKA QALIN IYO QORAALKAAbudwak Reading Club wuxuu ku wargelinayaa dhammaan xubnaha in uu si rasmi ah u ...
08/07/2026

📢 OGEYSIISKA TARTANKA QALIN IYO QORAALKA

Abudwak Reading Club wuxuu ku wargelinayaa dhammaan xubnaha in uu si rasmi ah u furmay Tartanka Qalin iyo Qoraalka.

Haddii aad rumaysan tahay hibadaada qoraal, ka faa'iidayso fursaddan oo isdiiwaangeli maanta.

🏆 Guuleystaha waxaa la guddoonsiin doonaa Mamuus iyo abaalmarin.

Ha ka harin iska diiwaangeli oo muuji hal-abuurkaaga!

TACSI TIIRAANYO LEHInnagoo ka murugaysan geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Saalax Jaamac Xuseen, wa...
18/06/2026

TACSI TIIRAANYO LEH

Innagoo ka murugaysan geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Saalax Jaamac Xuseen, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, qaraabadii, asxaabtii, ardaydii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Marxuum Saalax Jaamac Xuseen wuxuu ahaa aqoonyahan weyn oo ku xeeldheeraa farta Soomaaliga, falsafadda iyo cilmiga bulshada. Wuxuu ahaa macallin, hal-abuur iyo maskax aqooneed oo door muuqda ka qaatay kobcinta aqoonta iyo baraarujinta bulshada Soomaaliyeed. Waxa uu ka mid ahaa dadka yar ee si qoto dheer u fahmay qiimaha afka, dhaqanka iyo fikirka bulshada Soomaaliyeed.

Nasiib darro, wuxuu ka mid noqday aqoonyahannadii dalka ee aan helin qadarin iyo daryeel la jaanqaada kaalintii iyo aqoontii ay ummadda u hayeen. Si kastaba ha ahaatee, waxaa inoo haray dhaxal cilmiyeed iyo raad aqooneed oo jiilasha dambe ay ka faa’iidaysan doonaan.

Geeridiisu ma aha oo keliya mid ku dhacday qoyskiisa iyo ehelkiisa, balse waa khasaare soo gaaray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda waxbarashada, afka iyo dhaqanka.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu janadii Firdowsa ka waraabiyo, dembiyadiisana dhaafo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ehelkii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

CIID MUBARAK DHAMAAN umada somaliyeed iyo muslimiintaba, alle acmasha iyo xasanadka haynaga aqbalo, cidan mideda kalena ...
26/05/2026

CIID MUBARAK DHAMAAN umada somaliyeed iyo muslimiintaba, alle acmasha iyo xasanadka haynaga aqbalo, cidan mideda kalena nabad haynagu gadhsiyo
Abudwak Reading Club

GUDIGA KUMEEL GAARKA AH EE NAADIGA AQRISKA IYO QORAALKA DEGMADA ABUDWAK ( Abudwak Reading Club  ).
25/05/2026

GUDIGA KUMEEL GAARKA AH EE NAADIGA AQRISKA IYO QORAALKA DEGMADA ABUDWAK ( Abudwak Reading Club ).

Abudwak Reading Club 05/JUNE/2026.  04:00pmMAKTABADA DEGMADA ABUDWAKNachi Ali
24/05/2026

Abudwak Reading Club
05/JUNE/2026. 04:00pm
MAKTABADA DEGMADA ABUDWAK
Nachi Ali

Address

Abudwak
Mogadishu
HORSEED

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abudwak Reading Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category