12/10/2026
Sawirro: Maamulka degmada garasbaaley oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Degmada garasbaaley Ibraahim Coloow Maxamed ayaa ku soo dhaweeyay Maamulka gobolka banaadir oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), iyo Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr. Cabdalla Bin Saalim Al-Nucaymi, furitaanka isbitaalka garasbaaley hospital iyagoo si wadajir ah xarigga uga jaray Isbitaalka Degmada Garasbaalleey. Furitaanka isbitaalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano masuuliyiin kale odayaasha dhalinyaradaniyo haweenka ku nool degmada garasbaaley