Shucaib Moha

Shucaib Moha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shucaib Moha, Hodan, Mogadishu.

  yare ali iyo wiilka aan adeerka u'ahay ee ayaanle nov.2011 caliyow sxb amaa is garan waydaa caawa archived baan noday😅...
30/08/2026

yare ali iyo wiilka aan adeerka u'ahay ee ayaanle nov.2011 caliyow sxb amaa is garan waydaa caawa archived baan noday😅 to ali

Soomaaliya ayaa isku diyaarinaysa dabayaqaada bisha September 2026 inay noqoto waqti taariikhi ah oo lagu shaaciyo natii...
29/08/2026

Soomaaliya ayaa isku diyaarinaysa dabayaqaada bisha September 2026 inay noqoto waqti taariikhi ah oo lagu shaaciyo natiijada shidaal-qodista ee markabka Turkiga ee Çağrı Bey uu ka wado xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan ceelka Curad-1 oo ku toosan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug iyo deegaanka Mareeg ee gobolka Galgaduud, sida ay werisey Al Jazeera.

Natiijada oo markii h**e la filayay Oktoobar ayaa suuragal ah in la soo hormariyo. Qodistu waxay gaartay 3,000 mitir, iyadoo la qorsheynayo 4,000 mitir oo ka hooseeya sagxadda badda iyo qoto-dheeri guud oo ku dhow 7,500 mitir, sida uu sheegay Agaasimaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya, Cabdulqaadir Aadan oo ay Al Jazeera xigatay.

Wargeyska Turkiga ka soo baxa ee Hürriyet Daily ayaa dhankiisa sheegay in 470–480 qof ay ka shaqeynayaan howlgalka, waxaana shaqaalahan 20% ay yihiin Turki,inkastoo aan la sheegin tirada shaqaalaha Soomaalida ah ee howlgalka ka qayb qaadanaya.

DEG-DEG: Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Ciidamada Turkiga oo kaashanaya kuwa Xoogga Dalka ay si xoog ah ku soo f...
29/08/2026

DEG-DEG: Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Ciidamada Turkiga oo kaashanaya kuwa Xoogga Dalka ay si xoog ah ku soo furteen Markabka MV Latuf oo kooxo Burcad badeed ah ku heysteen aaga Deegaanka Jifle ee degmada Eyl gobolka Nugaal, sida lagu shaaciyay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Soomaaliya.

12/08/2026

Wllhi sxbkey Yacqwub Siyaad nimankaan geedbuu ku xidhay

Waxaa nalugu casuumay bandhiga buugga wiilkii quusan wayay aniga iyo my sister drs Riyaaq Abdalla buug qiima badan halka...
30/07/2026

Waxaa nalugu casuumay bandhiga buugga wiilkii quusan wayay aniga iyo my sister drs Riyaaq Abdalla buug qiima badan halkaan waxaan kaga mahad celinayaa qoraaga buuda mr abuukar cawaale kani waabuuga lasu gayay

19/07/2026

Muqaal:- Soo koobid safarkii Wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo Taliyaha Ciidanka XDS ee Bariga Galgaduud iyo Shabeelada Dhexe

Sawirkaan maxaa kaaga so baxay adiga Bal adiga iyyo fikirkaga ?
13/07/2026

Sawirkaan maxaa kaaga so baxay adiga
Bal adiga iyyo fikirkaga ?

06/07/2026

Kaabba laadarka qaranka oo baidhabo gaaray maanta

Iran oo Saudi Arabia uga adkaatay Yemen 🇾🇪 Kumanaan muwaadiniin Yemeniyiin ah ayaa buuxiyay Fagaaraha Al-Sabeen ee caasi...
04/07/2026

Iran oo Saudi Arabia uga adkaatay Yemen 🇾🇪

Kumanaan muwaadiniin Yemeniyiin ah ayaa buuxiyay Fagaaraha Al-Sabeen ee caasimadda Sanca, si ay u muujiyaan mahadnaq ay u hayaan Jamhuuriyadda Iran, kadib markii Iran ay jebisay Cunaqabateyn Sacuudiga iyo Mareykanka ay saareen Garoonka Sanca mudo 11 sano ah.

Garoonka Sanca ayaa waxaa ka dagay Diyaarad ka soo duushay Iran, Diyaaradaha Dagaalka Saudiga ayaa isku dayay inay wax yeeleeyaan Lkn Qalabka Difaaca Xuutiyiinta ayaa digniin siiyay Diyaaradaha Sacuudiga taas oo keentay in Diyaarada Iran ay si Nabad ah ku dagtay 11 sano Kadib Garoonka Sanca, Waxaana halkaa ay ka soo qaaday wefdiga Xuutiyiinta ee ka qeybgelaya aaska hoggaamiyihii Kacaanka Islaamiga ah, Ayatollah Seyyed Ali Khamenei.

Address

Hodan
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shucaib Moha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share