Shucaib Moha

Shucaib Moha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shucaib Moha, Hodan, Mogadishu.

30/09/2026

Sowuuogal waryAaaaa 😂😂wllhi waa ladhigay editor kaan kugu maalnay sxb

16/09/2026

Waxa didaan u olalayaa waa haamaha kaydka shadaalka Sacuudiga lafkaa wayn wayku jabisaa balmaxaa houthi ugeyay

11/09/2026

Xuutiga oo Ubucda kataagan marinka Baabul Al Mandab, tani oo ay kucadeynayaan gacan ku haynta marinkan muhiimka ah, ganacsiga oo dhan ayay tani saameyn deg deg ah kuyeelan doontaa.

La-taliyaha Hoggaamiyaha Sare ee Iran:“Waxaan hambalyo u diraynaa Ansaarullaah guusha weyn ee ay gaareen, taas oo mar ka...
11/09/2026

La-taliyaha Hoggaamiyaha Sare ee Iran:

“Waxaan hambalyo u diraynaa Ansaarullaah guusha weyn ee ay gaareen, taas oo mar kale caddeysay in amnigu uusan ahayn wax lacag lagu iibsan karo.

Buundada weyn ee isku xirta Tehran iyo Tabriz oo dib loo furayBuundada ku taalla waddada weyn ee isku xirta magaalooyink...
11/09/2026

Buundada weyn ee isku xirta Tehran iyo Tabriz oo dib loo furay

Buundada ku taalla waddada weyn ee isku xirta magaalooyinka Tehran iyo Tabriz ee dalka Iran, taas oo ku burburtay duqeymo Maraykan ah oo dhacay qiyaastii laba bilood ka hor, ayaa si buuxda loo dayactiray, waxaana hadda dib loogu furay gaadiidka.

Dekedda Muqdisho ayaa si weyn uga soo kacday qiimeynta caalamiga ah ee waxqabadka dekedaha konteenarrada, iyadoo gashay ...
11/09/2026

Dekedda Muqdisho ayaa si weyn uga soo kacday qiimeynta caalamiga ah ee waxqabadka dekedaha konteenarrada, iyadoo gashay kaalinta 127aad, halka ay sanadkii h**e ku jirtay 163aad.

Taasi waxay ka dhigan tahay in dekeddu 36 kaalmoood kor u kacday marka loo eego qiimeyntii h**e.

Qiimeynta waxaa sameeya Bankiga Adduunka iyo S&P Global, waxaana lagu eegaa sida hufan ee dekeduhu u maareeyaan maraakiibta konteenarrada, gaar ahaan waqtiga ay maraakiibtu ku qaataan dekedda.

Dhinaca kale, warsaxaafadeed uu baahiyay maamulka dekedda Muqdisho ayaa lagu sheegay in kororkan lagu gaaray horumar laga sameeyay hufnaanta iyo maamulka howlaha Dekedda Muqdisho, iyadoo dekeddu hadda ka mid tahay dekedaha Bariga Afrika ee sare u kacay waxqabadkooda.

Ciidamada dowladda Yemen ayaa ka cararay dhaawacyadoodii ku jiray Isbitaalka Maxamed Bin Zayed ee magaalada Khawkhah, ka...
10/09/2026

Ciidamada dowladda Yemen ayaa ka cararay dhaawacyadoodii ku jiray Isbitaalka Maxamed Bin Zayed ee magaalada Khawkhah, kadib markii Xuutiyiintu gudaha u galeen magaalada.
Xuutiyiintu waxay dardar galinayaan dagaal koda kadhanka ah Saudi Arabia iyo go'doominta uugaliyay dalka Yemen 🇾🇪

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mustliafa Nlka, Falis Ciire, Farxiyo Filsan, Farxiyo Jeyl...
10/09/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mustliafa Nlka, Falis Ciire, Farxiyo Filsan, Farxiyo Jeylani, Aamino Muqtaar, Sam Sam Cadey, Hodan Xiish, Sakariye Cabdi, Ubah Abdullhi Cabdi, Xawo Rage Barre, Fahmo Mahamed Sugow, Maxamed Xuseen Nuur, Abshiro Cumar Maxamud, Qamar Dahir, Sacdiyo Ahmed, Najmo Abdi, Alamudiin Usmaan, Ibsaa Usmaail

“Ku soo dhowaada dhammaan followers-kayaga cusub ❤️ Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad nagu soo biirteen.” Mustliafa Nlka,...
10/09/2026

“Ku soo dhowaada dhammaan followers-kayaga cusub ❤️ Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad nagu soo biirteen.”
Mustliafa Nlka, Falis Ciire, Farxiyo Filsan,

Farxiyo Jeylani, Aamino Muqtaar, Sam Sam Cadey,
Hodan Xiish, Sakariye Cabdi, Ubah Abdullhi Cabdi,
Xawo Rage Barre, Fahmo Mahamed Sugow,
Maxamed Xuseen Nuur, Abshiro Cumar Maxamud, Qamar Dahir, Sacdiyo Ahmed, Najmo Abdi, Alamudiin Usmaan, Ibsaa Usmaail

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in lagu dilay magaalada Gana...
08/09/2026

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in lagu dilay magaalada Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey kaasi oo la dilay xilli uu isku diyaarinayay tukashada Saaladda Maqrib.

sababta loo dilay Marxuumka ayaa la tilmaamay inay tahay aano qabiil darteed.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka Degmada iyo gobolka Mudug ee Puntland kaasi oo ku aadan dilka ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

wixii kusoo kordha halkan kala soco.

Address

Hodan
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shucaib Moha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share