Ururka 174'aad Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Ee Gorgor

Ururka 174'aad Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Ee Gorgor Ururka 174'aad Gt17aad Qb1'aad Kummandooska Gorgor Ee Ciidanka Dhulka XDS

26/02/2026

Kulan Duco & Afur iskugu jiro ayaa loo sameeyay AUN ( Gen Farxaan Maxamuud Qaroole)
Taliye Xigeenka Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Kummaandooska Gorgor Ciidanka Dhulka XDS Coll Xassan Kaafi ayaa u duceeyay Taliyaha Qabriga alle ha,u waa siciyo

Hambaplyo Taliyaheyga Marna Sxpkeyga Xassan Kaafi oo loo Magacaabay Kaaliyaha Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Kummaandooska ...
22/02/2026

Hambaplyo Taliyaheyga Marna Sxpkeyga Xassan Kaafi oo loo Magacaabay Kaaliyaha Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Kummaandooska Gorgor Ciidanka Dhulka XDS GUULEYSO ISHA ALLAH

Hampalyo Hampalyo Hampalyo Taliye Aadan Mohamed Faarax oo loo Magacaaabay Taliyaha Guutada 18'aad Qeybta 1'aad Ee Kummaa...
22/02/2026

Hampalyo Hampalyo Hampalyo Taliye Aadan Mohamed Faarax oo loo Magacaaabay Taliyaha Guutada 18'aad Qeybta 1'aad Ee Kummaandooska Gorgor Ciifanka Dhulka XDS Guuleyso Xilka aale hakugu asturo

Waxaan dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan Ciidanka XDS Xaasaskooda iyo Caruurtooda ugu hambalyeenyaa  bisha barakeysa...
17/02/2026

Waxaan dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan Ciidanka XDS Xaasaskooda iyo Caruurtooda ugu hambalyeenyaa bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Allah SW ka baryayaa inuu naga aqbalo soonka iyo camalka suuban, nagana dulqaado abaaraha dalka ka jira.

Ramadaan Kariim.

TALIYAHA URUTKA 174'AAD GUUTADA 17'AAD QEYBTA 1'AAD KUMMAANDOOSKA GORGOR CIIDANKA DHULKA XDS Coll (Xasan Kaafi Daahir)

14/02/2026

Mujaahid Coll Cabduqaadir Maxamed Jimcaale Taliyaha Ururka 175'aad Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Kumaandooska Gor-gor Ciidanka Dhulka XDS

TALIYAHA CIIDANKA XDS S/GUUTO IBRAHIM MAXAMED MAXAMUD AYAA KULAN LA QAATAY U QEYBSANAHA DIFAACA EE SAFARAD MAREYKANKA.10...
10/02/2026

TALIYAHA CIIDANKA XDS S/GUUTO IBRAHIM MAXAMED MAXAMUD AYAA KULAN LA QAATAY U QEYBSANAHA DIFAACA EE SAFARAD MAREYKANKA.

10.02.2026, Muqdisho, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Mohamed Mohamuud ayaa Kulan Muhiim ah la yeeshay U Qeybsanaha Arriamaha Difaaca Safaarada Mareykanka ee Soomaliya Col wills iyagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa dadaalada ka dhanka ah aragagixiso la dirirka.

Ugu dambeyn ayaa Taliyaha uga mahadceliyay dowlada iyo Ciidanka Mareykanka taageerada joogtada ah ay la garab taaganyihiin Ciidanka XDS iyo ka go’naashiyahooda ciribtirka argixisada.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto ibraahim Maxamed Maxamuud  ayaa Hambalyo u diray Ciidanka Bada iyo D...
10/02/2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Hambalyo u diray Ciidanka Bada iyo Difaaca Xeebaha XDS oo Maanta u dabaal dagaya Sanad guuradii 61’aad ee Kasoo wareegatay Aas Aaskooda.

“waxaa Hambalyo u dirayaa Admiraalada, Saraakiisha, Saraakiil Xiggeenada, Alifleyda, Dableyda, Xaasaskooda iyo Carurtooda ee Ciidanka bada iyo difaaca xeebaha XDS oo Maanta u dabaal degaya Sanadguurada 61-aad ee Aas Aaskooda”

09/02/2026

Khawaariijtu wey dumiyaan Ciidankuna wey Dhisaan

08/02/2026

Ciidanka XDS oo Gurmad Biyo-dhaamin ah ka Wada deegano Hoostaga Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobalka Mudug xili Abaar Ba'an Ka jirto Gobalada Dalka.
Taas oo sheegay Taliyaha Ururka 173'aad Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Kommaandoska Gor-gor Ciidanka Dhulka XDS Taliye Muqtaar (Beer-geele)

TALIYAHA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED S/GUUTO IBRAHIM MAXAMED MAXAMUUD AYAA MUNASABAD SAGOOTIN IYO SOO DHAWEYN AH U...
08/02/2026

TALIYAHA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED S/GUUTO IBRAHIM MAXAMED MAXAMUUD AYAA MUNASABAD SAGOOTIN IYO SOO DHAWEYN AH U SAMEEYAY SARAAKIISHA CIIDAMADA MAREYKANKA EE KU SUGAN SALDHIGYADA MUQDISHO, BALIDOOGLE IYO KISMAYO.

08.02.2026, Muqdisho, munaasabad lagu sagootiyey ciidamadii h**e ee howlgallada ka waday Muqdisho, Balidoogle iyo Kismayo , halka si diirran loo soo dhaweeyey Saraakiisha cusub ee beddeleysa, kuwaas oo sii wadi doona wada-shaqeynta, tababarka, la-talinta, iyo taageerada howlgalada amni ee dalka.

Taliyaha Ciidanka XDS ayaa sidoo kale uga mahadceliyey Saraakiisha Ciimadama Mareekanka h**e dadaalkii iyo doorkii ay ka qaateen la shaqeynta Ciidanka Soomaaliyeed, gaar ahaan taageeradii ay siiyeen Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, taas oo wax weyn ka taray tayeynta awoodda ciidanka iyo xoojinta amniga.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka XDS, kuwaas oo adkeeyey muhiimadda iskaashiga labada dhinac ee lagu xaqiijinayo amniga, xasilloonida, iyo ciribtirka Khawaariijta.

Ugu dambeyn, Taliyaha Ciidanka XDS ayaa carrabka ku adkeeyey in wada-shaqeynta Ciidanka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah ay sii socon doonto, si loo gaaro yoolalka amniga qaranka iyo xoreynta deegaannada wali ay ku sugan yihiin kooxaha argagixisada.

Address

Taliska Gt17aad Ee Gorgor Xds (Xero Damaayo)
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka 174'aad Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Ee Gorgor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka 174'aad Guutada 17'aad Qeybta 1'aad Ee Gorgor:

Shortcuts

Share

Category