AWDAL CUSUB

AWDAL CUSUB somalia

05/12/2025

Dawlada federalka somalia oo so faro galisay xasuuqa ka socda gobolka awdal

31/05/2025

Xasuus! Mogdisho 1991 dagaalki sokeeye

28/05/2025

Daawo maxa dhacay shalay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa hambalyo u diray xulka Galmudug iyo taagerayasha madaxweyna...
29/01/2024

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa hambalyo u diray xulka Galmudug iyo taagerayasha madaxweynaha aya uga mahad celiyay sida quruxda badan uguna akhlaaqda badan ey u ciyaaren ciyaartoyada Galmudug runtii waa Guul uso hooyatay guud ahan Galmudug markale wan hambalyeynaya ciyaartoyda iyo taageraha

Guul Galmudug ⚽️🏆 Guul Galmudug ⚽️🏆

Madaxwaynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa dhiilo murugo iyo dareen walaltinimo u diray shacabka gobolada w...
01/04/2022

Madaxwaynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa dhiilo murugo iyo dareen walaltinimo u diray shacabka gobolada waqooyi gaar ahaan hargaysa masiibada dabku dhaliyay
Awgeed waxaan shacabka hargaysa leehay wan idin garab taaganahay allaha idinka dulqaado masiibada kana badbaadiyo naf iyo maalba

Allaha idin qaboojiyo 😢

Address

Isgoyska Dabka
Mogadishu

Telephone

+252683482624

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AWDAL CUSUB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share