Taliska qeybta43 Ciidanka xooga dalka Somaliyeed

Taliska qeybta43 Ciidanka xooga dalka Somaliyeed Taliska qeybta43 Ciidanka xooga Dalaka Wararka iyo gulaha ciidanka xooga Dalaka

24/08/2026

MALEESHIYAADKA KHAWAARIJTA OO QARAX MIINO LA BEESGADAY GAARI AY SAARNAAYEEN DAD SHACAB AH

23/08/2026

Laba Xubnood oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Khawaarijta oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Kuwa Jubbaland

19/08/2026

Koyaladan qaraxu usan qawan tiknikadan qufulan qori saranyahey qarka nowada gesinima u qirey

09/08/2026

Hawlgallada Ciribtirka Argagixisada

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland, Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal, ayaa maanta kulan muhiim ah oo...
30/07/2026

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland, Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal, ayaa maanta kulan muhiim ah oo looga hadlay xaaladda amniga, la dagaallanka argagixisada iyo xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha amniga la yeeshay saraakiisha iyo taliyeyaasha laamaha amniga Jubbaland, taliska Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ururka 162aad ee Danab, taliyaha ciidanka daraawiishta iyo booliska.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta qorshayaasha lagu xaqiijinayo amniga guud, xoojinta howlagalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada iyo sidii loo horumarin lahaa gurmadka degdegga ah ee xaaladaha amni.

Sidoo kale, waxaa si gaar ah looga hadlay amniga magaalada Kismaayo, iyadoo la isla qaatay muhiimadda ay leedahay in la xakameeyo xawaaraha gaadiidka isticmaala waddooyinka gudaha magaalada, si loo ilaaliyo badqabka shacabka, loona yareeyo dhibaatooyinka ka dhasha gaadiidka.

Wasiirka iyo saraakiisha amniga ayaa sidoo kale ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo isku-duwidda howlaha amni ee u dhexeeya hay’adaha amniga Jubbaland, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qeybta 43-aad, Ururka 162aad Danab iyo saaxiibbada caalamiga ah, si loo sii xoojiyo dadaallada lagu ciribtirayo khataraha argagixisada loona xaqiijiyo nabadgelyada shacabka.

30/07/2026

Maleeshiyaadka Khawaarijta ma jaahilnimadaas ayay dadka dhiggooda ku bannaystaan?

Taliyihii h**e ee Ciidanka Xoogga Dalka SoomaaliyeedS/Gaas Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa hambalyo u diray taliyaha ciidank...
30/07/2026

Taliyihii h**e ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
S/Gaas Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa hambalyo u diray taliyaha ciidanka xoogga dalka
soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud
Kadib markii uu muujiyay Mowqifkiisa ah inuusan aqbalin in magaca Soomaaliya lagu
xadgudbo ama lagu dul istaago.
Wuxuuna yiri waxaan leeyahay guulayso magacaaga iyo mansabkaaga Alle kor haka

29/07/2026

Cabdiraxmaan Maxamuud Cali (Towfiiq) oo kamid ahaa kooxda argagixisada iskuna soo dhiibay maanta Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee degmada Afmadow, ayaa ka hadlay marxaladdii uu kala kulmay kooxda intii uu ku jiray, iyo rafaadka ku haystay xilliga lagu dhuumaalaysanayay, iyo sidoo kale jahwareerka iyo cabsida ka jirta gudaha kooxda.

29/07/2026

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland oo dil toogasho qisaas ah ku xukuntay Saadaq Maxamed Siidow oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta,

29/07/2026

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland oo dil toogasho qisaas ah ku xukuntay Saadaq Maxamed Siidow oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta, kaas oo 19-kii bishan degmada Afmadow ku dilay labo askari, isla markaana dhaawacay qof shacab ah.

Address

Mogadishu
25

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska qeybta43 Ciidanka xooga dalka Somaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Taliska qeybta43 Ciidanka xooga dalka Somaliyeed:

Shortcuts

Share

Category