Banadir Hospital FMOH

Banadir Hospital FMOH Banadir Hospital, founded in 1977, is a Public Referral, Teaching, and Research Hospital.

Our priority is to deliver high-quality maternal and pediatric services, ensuring the well-being of families in the community. Bogga Rasmiga ah ee Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka ee Banadir Hospital Federal Ministry of Health(FMoH)

Ogeysiis ShaqoWasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee buuxiya shu...
12/08/2026

Ogeysiis Shaqo

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee buuxiya shuruudaha inay codsan karaan 4 fursadood oo shaqo oo ka bannaan Banadir Maternity & Children Hospital, Mogadishu – Somalia.
1. PAEDIATRICIAN – Dhakhtar Carruurta
Shuruudaha ugu muhiimsan: Medical Doctor ka qalin-jabiyey jaamacad la aqoonsan yahay, Paediatrics speciality qualification, iyo ugu yaraan 3 sano oo khibrad Pediatrician/Neonatologist ah. Tababar ama khibrad Neonatology ah waa la doorbidayaa.
Deadline: 23 August 2026
πŸ”— Apply – https://forms.gle/vGyXJm3k8FJavapM8
2. INFECTION PREVENTION & CONTROL (IPC) SUPERVISOR
Waxaa loo baahan yahay Nursing ama Midwife Diploma, Bachelor Degree-na waa la doorbidayaa. IPC Training Certificate/Diploma waa faa'iido, waxaana la doorbidayaa ugu yaraan 2 sano oo khibrad la xiriirta; khibradda IPC, OT ama ICU waa asset.
Deadline: 23 August 2026
πŸ”— Apply – https://forms.gle/BTZRZdLSpwxrrtmE7
3. HEALTH EDUCATOR
Waxaa loo baahan yahay Diploma/Degree in Social Sciences, Public Health, Community Health ama related studies, iyo ugu yaraan 2 sano oo khibrad shaqo la mid ah, iyadoo khibradda NGO la doorbidayo.
Deadline: 23 August 2026
πŸ”— Apply – https://forms.gle/Xh1kFhw5wi3xyNNs6
4. COUNSELOR EDUCATOR
Waxaa loo baahan yahay Degree/Diploma in Counseling, Social Science, Psychology ama waxbarasho la mid ah. Ugu yaraan 1 sano oo relevant experience ah ayaa muhiim ah, halka 2 sano iyo wixii ka badan la doorbidayo; khibradda NGO-na waa faa'iido.
πŸ“… Deadline: 23 August 2026
πŸ”— Apply – https://forms.gle/WTqgBia2MUEmbtQj6

Dukumentiyada Codsiga: CV, Copy of ID, Motivation Letter, Educational Certificates, Proof of Work Experience, Training Certificates iyo dukumentiyada kale ee taageeraya codsiga.
Gabdhaha buuxiya shuruudaha waxaa si gaar ah loogu dhiirrigelinayaa inay codsadaan.
Codsiyada aan dhameystirnayn lama tixgelin doono. Kaliya musharraxiinta la soo xulo ayaa lala xiriiri doonaa.

Ogeysiis ShaqoWasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka buuxiya shuruudaha inay cod...
12/08/2026

Ogeysiis Shaqo

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka buuxiya shuruudaha inay codsan karaan fursaddan shaqo:
Jagada: Watsan Agent
Goobta Shaqada: Banadir Hospital – Mogadishu, Somalia
SHURUUDAHA
Waxbarasho:
Certified Training ama Diploma la xiriira:
β€’ Water Supply
β€’ Sanitation
β€’ Plumbing
β€’ Environmental Health
β€’ Waste Management
β€’ Ama xirfad kale oo la xiriirta.
Khibrad:
Ugu yaraan 2 sano oo khibrad shaqo ah oo isla shaqadan ama shaqo la xiriirta ah, gaar ahaan NGO/INGOs
Luqad:
Af-Soomaaligu waa muhiim, aqoon wanaagsan oo Af-Ingiriisi ahna waa la doorbidayaa.
πŸ’§ SHAQOOYINKA MUHIIMKA AH
β€’ Nadiifinta iyo jeermis-dilidda haamaha biyaha.
β€’ La socodka tayada biyaha iyo chlorination-ka.
β€’ Hubinta helitaanka biyaha ee qeybaha isbitaalka.
β€’ Nadaafadda musqulaha, showers-ka iyo goobaha dhaqidda.
β€’ Kala soocidda iyo maaraynta medical & general waste.
β€’ Gaarsiinta qashinka goobaha loogu talagalay.
β€’ Maamulka iyo shaqaysiinta incinerator-ka marka loo baahdo.
β€’ Ilaalinta qalabka Watsan, cleaning agents iyo PPE.
Dukumentiyada loo baahan yahay:
CV, Copy of ID, Motivation Letter, Educational Certificates, Proof of Work Experience, Training Certificates iyo dukumentiyada kale ee taageeraya codsiga.
Deadline: 25 August 2026
Female candidates are highly encouraged to apply.
πŸ”— APPLICATION LINK:
https://forms.gle/ujfxF5sEy8h2MShX9
Codsiyada aan dhameystirnayn ama ay ka maqan yihiin dukumentiyada loo baahan yahay lama tixgelin doono. Kaliya musharraxiinta la soo xulo (shortlisted candidates) ayaa lala xiriiri doonaa.
Fadlan la wadaag qof kasta oo buuxin kara shuruudaha.

Ogeysiis ShaqoWasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka buuxiya shuruudaha inay cod...
12/08/2026

Ogeysiis Shaqo

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka buuxiya shuruudaha inay codsan karaan fursaddan shaqo:
Jagada: Watsan Technician
Goobta Shaqada: Banadir Hospital – Mogadishu, Somalia
SHURUUDAHA
Waxbarasho:
Diploma farsamo oo khuseeya ama University Degree ku saabsan:
β€’ WASH
β€’ Water Supply & Sanitation
β€’ Environmental Health
β€’ Water Engineering
Khibrad:
Ugu yaraan 3 sano oo khibrad ah oo la xiriirta:
β€’ Water Supply Systems
β€’ Sanitation Infrastructure
β€’ Plumbing
β€’ Waste Management
β€’ WASH Activities
β€’ Ama shaqooyin farsamo oo la xiriira, gaar ahaan NGO-yada.
Luqad:
Af-Ingiriisi heer dhexe ah (Intermediate) iyo luqadda maxalliga ah.
Xirfado:
Aqoonta Computer-ka iyo Microsoft MS.
Dukumentiyada loo baahan yahay:
CV, Copy of ID, Motivation Letter, Educational Certificates, Proof of Work Experience, Training Certificates iyo dukumentiyada kale ee taageeraya codsiga.
Deadline: 25 August 2026
Female candidates are highly encouraged to apply.
πŸ”— APPLICATION LINK:
https://forms.gle/g2zBoxCb3QCo2rZn6
Fiiro Gaar ah:
Codsiyada aan dhameystirnayn ama ay ka maqan yihiin dukumentiyada loo baahan yahay lama tixgelin doono. Kaliya musharraxiinta la soo xulo (shortlisted candidates) ayaa lala xiriiri doonaa.
Fadlan la wadaag qof kasta oo buuxin kara shuruudaha

Ogeysiis ShaqoWasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee buuxiya shu...
12/08/2026

Ogeysiis Shaqo

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee buuxiya shuruudaha inay codsan karaan jagadan:
πŸ”§ Jagada: Maintenance Agent (Technical Maintenance – Hospital)
πŸ₯ Goobta Shaqada: Banadir Hospital – Mogadishu, Somalia
Shuruudaha
Waxbarasho: Diploma dhinaca farsamada ah, gaar ahaan qof awood u leh shaqooyinka sida:
β€’ Plumbing
β€’ Electricity
β€’ Masonry
β€’ Carpentry
β€’ Generator/AC
β€’ Motors & Pumps iyo farsamooyinka kale ee la xiriira.
Khibrad: Ugu yaraan 2 sano oo khibrad shaqo farsamo ah; khibrad NGO/INGO ama xarumo hay’adeed waa la doorbidayaa.
Luqad: Af-Soomaaligu waa muhiim; aqoon wanaagsan oo Af-Ingiriisi ahna waa faa’iido.
Dukumentiyada loo baahan yahay:
CV, Copy of ID, Motivation Letter, Educational Certificates, Proof of Work Experience, Training Certificates iyo dukumentiyada kale ee taageeraya codsiga.
Deadline: 25 August 2026
Female candidates are highly encouraged to apply.
πŸ”— APPLICATION LINK:
https://forms.gle/xdnPrHRdbtPcEdPXA
Fiiro Gaar ah: Codsiyada aan dhameystirnayn ama ay ka maqan yihiin dukumentiyada loo baahan yahay lama tixgelin doono. Kaliya musharraxiinta la soo xulo (shortlisted candidates) ayaa lala xiriiri doonaa.
Fadlan la wadaag qof kasta oo buuxin kara shuruudaha.

Ogeysiis ShaqoWasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee buuxiya shu...
12/08/2026

Ogeysiis Shaqo

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee buuxiya shuruudaha shaqadan inay codsan karaan jagadan:
πŸ”Ή Jagada: Biomed Technician
πŸ”Ή Goobta Shaqada: Banadir Hospital – Mogadishu, Somalia
πŸ”Ή Khibradda: Ugu yaraan 3 sano oo khibrad xirfadeed ah oo la xiriirta Biomedical/Medical Equipment, gaar ahaan goob isbitaal.
πŸ”Ή Waxbarashada: Diploma in Biomedical Equipment Technology, Medical Equipment Technology, Biomedical Technician Studies, ama Mechanical/Electrical Technician field la xiriira.
πŸ”Ή Luqadda: Af-Ingiriisi heer dhexe ah iyo Af-Soomaali.
πŸ“„ Dukumentiyada loo baahan yahay:
CV, Copy of ID, Motivation Letter, Educational Certificates, Proof of Work Experience, Training Certificates iyo dukumentiyada kale ee taageeraya codsiga.
Deadline: 25 August 2026
Gabdhaha buuxiya shuruudaha waxaa si gaar ah loogu dhiirrigelinayaa inay codsadaan.
πŸ”— Application Link labuuxinayo:
https://forms.gle/kXpa2FMQqmamaDBC6
Codsiyada aan dhameystirnayn lama tixgelin doono. Kaliya musharraxiinta la soo xulo (shortlisted candidates) ayaa lala xiriiri doonaa.
Fadlan la wadaag qof kasta oo buuxin kara shuruudaha.

π‰π”πŒπ‚πŽ 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
06/08/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

06/08/2026

Hadal-jeedintii Dr. Mohamed Bashir Ali, Consultant Obstetrician & Gynecologist.

Dr. Mohamed Bashir wuxuu ka hadlay muhiimadda naasnuujinta iyo ujeeddada munaasabadda, isagoo carrabka ku adkeeyay in taageerada hooyada laga bilaabo uurka ilaa dhalmada kadib ay saldhig u tahay naasnuujin guuleysata.

Waxaan uga mahadcelineynaa Dr. Mohamed Bashir aqoonta iyo fariimaha qiimaha leh ee uu la wadaagay ka qaybgalayaasha.

06/08/2026

Prof. Dr. Abdinur Farah Mohamud, MD, PhD
Pediatric Consultant, Medical Education Consultant, former Dean of the Faculty of Medicine and Surgery at Somali National University (SNU).

06/08/2026

Hadal-jeedintii Maryan Mohamed Mohamud, Khabiir Sare oo Nafaqada iyo Cuntooyinka (Senior Nutrition & Dietetics).

Maryan waxay ka hadashay doorka muhiimka ah ee aabbaha, qoyska iyo bulshada ee taageeridda naasnuujinta guuleysata. Waxay xustay in dhiirrigelinta iyo garab istaagga hooyada ay kaalin weyn ka qaataan bilowga iyo sii wadidda naasnuujinta.

Waxaan uga mahadcelineynaa Maryan aqoonta iyo fariimaha wacyigelinta leh ee ay la wadaagtay ka qaybgalayaasha, kuwaas oo xoojinaya in naasnuujintu ay tahay masuuliyad ay wadaagaan qoyska iyo bulshada.

6 Qaab oo Sax ah oo Ilmaha Loo Nuujiyo 🀱
06/08/2026

6 Qaab oo Sax ah oo Ilmaha Loo Nuujiyo 🀱

Address

Wadajir
Mogadishu
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banadir Hospital FMOH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Banadir Hospital FMOH:

Shortcuts

Share