Tagsan Public Notary

Tagsan Public Notary Welcome to Tagsan public Notary office.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Farxadda 1-da Luulyo! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโ€‹Xafiiska Nootaayada Tagsan wuxuu dhammaan ummadda Soomaaliyeed u dirayaa hambalyo ku aaddan ...
01/07/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Farxadda 1-da Luulyo! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

โ€‹Xafiiska Nootaayada Tagsan wuxuu dhammaan ummadda Soomaaliyeed u dirayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradda 66-aad ee xorriyadda iyo midnimada dalkeenna hooyo.

โ€‹Maalintan waa maalin qalbiyadeenna ku weyn, waana fursad aynu ku xasuusanno halgamayaashii naftooda u huray si aynu maanta u noqono dad xor ah oo leh qaranimadooda.

โ€‹Nootaayada Tagsan, waxaa ka go,an u adeegidda bulshadda Soomaaliyeed, innaga oo mar walba diyaar u ah inaan idiin fududeyno adeegyada sharci ee aad u baahan tihiin. ๐Ÿคโœจ

โ€‹Nabad, Midnimo, iyo Horumar ha is raacdo Soomaaliya. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
โ€‹

๐ŸŒ™ Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriga 1448!Tagsan Notary waxay dhammaan Macaamiisheeda iyo bulshada Soomaaliyeed meel kast...
16/06/2026

๐ŸŒ™ Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriga 1448!
Tagsan Notary waxay dhammaan Macaamiisheeda iyo bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diraysaa hambalyo ku aaddan curashada sanadka cusub ee Hijriga 1448.

โ€‹Waxaan idiin rajaynaynaa sanad khayr, barako, horumar iyo nabad qab leh.

โ€‹๐Ÿ“Banaadir, Degmada Waaberi.
๐Ÿ“ž +252 613970000
โ€‹

CIID WANAGSANโญ๏ธ๐ŸŒ™Dhamaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel walba aad joogtiin. Rabbi hanaga dhigo...
19/03/2026

CIID WANAGSANโญ๏ธ๐ŸŒ™

Dhamaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel walba aad joogtiin. Rabbi hanaga dhigo kuwii laga aqbalo acmaashii wanagsaneed, dambigoodana alle dhaafay. AAMIIN

12/03/2026
12/03/2026

Adeegyada uu bixiyo xafiiska nootaayada Tagsan Public Notary waxaa kamid ah see more...

Liiska Nootaayooyinka shaqeeya sanadka 2026. Una diiwaan-gashan Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS.
11/03/2026

Liiska Nootaayooyinka shaqeeya sanadka 2026. Una diiwaan-gashan Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS.

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™ Soon qaad wanagsan dhamaan umadda islaamka ah, gaar ahaan bulshada soomaaliyeed. Allaha naga dhigo ku...
18/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™

Soon qaad wanagsan dhamaan umadda islaamka ah, gaar ahaan bulshada soomaaliyeed. Allaha naga dhigo kuwa ka faaโ€™iideysta bisha barakaysan ee ramadaan.



๐ŸŒ™

Address

Waberi District, Taleh Injection, Somoil Flor1
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tagsan Public Notary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category