Hel oo sii qabso waqtigaad rabto Hoolkaada Xafladda, Kaamira maankii kuu duubi lahaa xafladaada, iyo qurxinta iyo nashqadeynta (Decoration) howl-kaada xafladda. ๐๐ข๐ก๐๐๐ฒ๐ ๐๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ
๐๐ข๐ก๐๐๐ฒ๐ waa mobile ablikeeshan (Application) kuu suurta galinaya adoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo kuu xalinaya baahidaada gaar ahaaneed sida; inaad hesho howl-kaad u baahan tahay inaad xafladaada ku qabsatid
ama ku dhigato isagoo kuu sahlaya inaad sii qabsato goortaad rabto iyo saacadaad u baahan tahay, sidoo kale waxaad sii qabsan kartaa Kaamira maankii kaa haqab tiri lahaa sawirada aad u baahan tahay iyo muqaal tayo sare leh, waxaa intaas kuu sii dheer inaad qabsato oo kuu diyaar ah qurxinta iyo nashqadeynta (Decoration) hoolkaada xafladda sidaad adigu rabtoo inuu kuugu ekaado. Hadaba ablikeeshan (Application) โ kaan ๐๐ข๐ก๐๐๐ฒ๐ ๐๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ
Waxaad ka heli kartaa si fudud adoo ku qorayaa ๐ฉ๐ฅ๐๐ฒ ๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ โ ka mobile-kaada Samsung ka ama ๐๐ฉ๐ฉ ๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ ka mobile kaada IPhone ka.
๐๐ข๐ก๐๐๐ฒ๐ ๐๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ waa suurtagaliyaha baahidaada Hoolkaada, Kaamirada, iyo qurxinta iyo nashqadeynta hoolkaada Xaflada.