Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha

Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha Somalia Data Protection Authority - DPA

Hay’adda Dhowrista Xogta Soomaaliyeed waxay ogeysiinaysaa dhammaan Xog-dhowrayaasha (Data Controllers) iyo Xog-adeegsada...
31/05/2026

Hay’adda Dhowrista Xogta Soomaaliyeed waxay ogeysiinaysaa dhammaan Xog-dhowrayaasha (Data Controllers) iyo Xog-adeegsadayaasha (Data Processors) ee ka hawlgala Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya in la bilaabay diiwaangelinta hay’adaha iyo shirkadaha adeegsada xogta shakhsiga ah, si loo xaqiijiyo ilaalinta xogta muwaadiniinta iyo u hoggaansanaanta sharciga dalka.

Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, waxa ay dhammaan caalamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa Muna...
26/05/2026

Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, waxa ay dhammaan caalamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa Munaasabadda Ciidul-Adxa.

Ciid Wanaagsan.
كل عام و أنتم بخير.
Eid Mubarak.

23/05/2026

Xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed ayaa sheegay in xogta dowladda iyo tan shaqsiga ahba loo baahan yahay in si weyn loo ilaaliyo, isagoo isagoo dhiiragaliyay shaqada ay hayso Hay’adda Dhowrista Xogta.

21/05/2026
20/05/2026
20/05/2026

Muuqaal soo koobaya qaabka ay u dhacday munaasabada Diiwaangalinta Xog-dhowrayaasha iyo xog adeegsadayaasha.

20/05/2026

Gudoomiyaha Ururka Bangiyada Soomaaliyeed, Dr. Axmed Khadar Axmed oo bogaadiyay shaqada ay hayso Hay'adda Dhowrista Xogta Dadwaynaha ayaa sheegay in ay muhiimtahay habraac rasmi ah oo lagu ilaaliyo xogta muwaadiniinta.

20/05/2026

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga & Warshadaha Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikarin Cali(Gabeyre) ayaa ka hadlay muhiimada ay Soomaaliya u leedahay Hay'adda Dhowrista Xogta Dadwaynaha iyo shaqada ay hayso.

20/05/2026

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, Mudane 𝗫𝗨𝗦𝗘𝗘𝗡 𝗔𝗫𝗠𝗘𝗗 𝗖𝗨𝗟𝗨𝗦𝗢𝗪, ayaa ku dhiiragaliyay shirkadaha xogta haaya in ay iska diiwaangaliyaan Hay'adda Dhowrista Xogta Dadwaynaha.

20/05/2026

Address

Aden Adde Airport Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha:

Share