xᴀʀᴜɴᴛᴀ ᴄɪɪᴅᴀɴᴋᴀ

xᴀʀᴜɴᴛᴀ ᴄɪɪᴅᴀɴᴋᴀ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from xᴀʀᴜɴᴛᴀ ᴄɪɪᴅᴀɴᴋᴀ, Armed forces, Muqdisho, Mogadishu.

Jugta culus special
31/08/2026

Jugta culus special

Majortalks Wuxu bilaabayaa Barnaamij cusub o la yiraahdo Military Innovation and Strategic Thinking Program (MISTP), oo ...
30/08/2026

Majortalks Wuxu bilaabayaa Barnaamij cusub o la yiraahdo Military Innovation and Strategic Thinking Program (MISTP), oo ah madal WhatsAp ah o loogu talagalay horumarinta hal-abuurka dhalinyarada somaliyeed e aqoon yahanka ah, kuwaas o leh hal abuur fikir iyo falanqayn xirfadeed o la xiriirta arrimaha ciidamada iyo amniga.

dalal badan ayaa leh xarumo noocan ah. Tusaale ahaan, Maraykanka, Boqortooyada UK iyo ururka NATO waxay leeyihiin xarumo iyo barnaamijyo lagu kobciyo hal-abuurka ciidamada, fikradaha, cilmi-baarista iyo xalinta caqabadaha amniga. Intooda badan waxay ku bilaabmeen kooxo yar oo saraakiil, ah cilmi-baarayaal iyo aqoonyahanno, kuwaas oo si joogto ah u falanqayn jiray dhibaatooyinka jira una soo jeedin jiray xalal cusub. Hal-abuurkoodi ayaa markii dambe horseeday isbeddello waaweyn oo lagu horumariyey hay'adaha ciidamada iyo amniga.

Annaguna, annagoo ka duulayna tusaalooyinkaas, waxaan aasaasnay Military Innovation & Strategic Thinking Program (MISTP) si aan u abuurno jiil Soomaaliyeed oo ku tartama fikir, cilmi, hal-abuur iyo xal u helidda caqabadaha dalka.

Ujeeddooyinka Barnaamijka
Barnaamijku wuxuu noqon doonaa madal lagu soo bandhigo:

27/08/2026

ᴊᴀɴᴀʀᴀᴀʟ sᴀɴᴅʜᴇᴇʀᴇ 🫡🇸🇴

23/08/2026

#ᴅʜɪɪɢᴀ #ᴄɪɪᴅᴀɴᴋᴀ

21/08/2026

Cajiib gabar waxbaratay waqti badan iyo juhdi lageliyey kana qalin jebisey tugsiga tababarka xanan buure ee ciidanka xooga dalka🫡💪🇸🇴

20/08/2026

ᴍᴜᴅᴜɢ ɢᴀʟᴋᴀᴄʏᴏ ᴛᴀʟɪsᴋᴀ ᴄɪɪᴅᴀɴᴋᴀ ᴅᴀɴᴀʙ

Address

Muqdisho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when xᴀʀᴜɴᴛᴀ ᴄɪɪᴅᴀɴᴋᴀ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share