Taliye Xuseen Molif

Taliye Xuseen Molif Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taliye Xuseen Molif, Al Khor.

23/03/2026

Inaan fahano qasadka taliyaha oo aan fulinaa yoolna ka gaarnaa waa waajibka ugu muhiimsan shaqada iyo waajibaadka qaran ee ina saaran.

21/02/2026

DIFAACA GUUTADA 24AAD EE QEYBTA 21AAD CEELDHEER GALGADUUD GALMUDUG SOMALIA.

CIIDAMADA GUUTADA 24AAD WAA CIIDAMO KU SIFOOBAY AKHLAAQ IYO DHAQAN WANAAG UNA DIYAAR AH ADEEGGA QARANKA.

20/09/2025

Waxaan degmada xarardheere kusoo dhaweynay wafdigeenii noo khaaska ahaa oo uu hogaaminayey taliyaha ciidanka dhulka XDS, Taliye Gen. Sahal Abdulahi Omer - Khaalid ayna ku wehlinayeen taliyaha qeybta 21aad , Taliye Maxamed Dhagaweyne, Sidookale Taliyaha Gt. 17 aad Gorgor, Taliye Nageeye, Taliska H.galinta Ciidanka dhulka iyo saraakiil kale.

Waxaa dagmada xarardheere kusoo dhaweeyey cutubyo katirsan Qb. 21aad iyo Qb. 1aad Ee Gor Gor.

Waxaan kala qaadanay waajibaad, ballamo iyo dar daaran waxaan galnay mubaayaco.

19/02/2025

Daljirayaal guuleysta hal qof iyo hal baalooto Libaaxyada geeska Africa.

Hal qof iyo hal baalooto.Hal qof iyo hal cadow.Full Moral .معنويات عالية .Ur. 241 Gt. 24 Qb.21 C.dhulka X D 🇸🇴 .
19/02/2025

Hal qof iyo hal baalooto.
Hal qof iyo hal cadow.
Full Moral .
معنويات عالية .
Ur. 241 Gt. 24 Qb.21 C.dhulka X D 🇸🇴 .

Check out Hussein molif’s video.

19/06/2024
Qasad bey naan lahayne wax badan waa laqaban karaa!!!
12/06/2024

Qasad bey naan lahayne wax badan waa laqaban karaa!!!

Sidee loo xaqiijiyaa hadaf?Gaarista yool kuma xirna wax weyn oo tira badan oo laqabto qabato.Si aan uqabano wax weyn wax...
27/05/2024

Sidee loo xaqiijiyaa hadaf?

Gaarista yool kuma xirna wax weyn oo tira badan oo laqabto qabato.

Si aan uqabano wax weyn waxaan ubaahanahay inaan waxyar oo hade yariis ah qabashooda caadeysano.

Markaad joogteyso shey naajix ah oo yar waxaad arkaysaa hal sano ama laba sano kadib adoo ujeedadii kuu qorsheysneed dhaafay in ka badan baac ama laba baac.

Halkaan ayaa rasuulku scw naga leeyahay

عن عائشة رضي الله عنها قالت: (سئل النبي صلى الله عليه وسلم أي الأعمال أحب إلى الله؟ قال: أدومها وإن قل).
Aisha Allaaha ka raali noqdee ayaa laga wariyey inay tiri;
(Nabiga scw ayaa la weydiiyey howshee alle agtiisa loogu jeceyl badanyahay?
Wuxuuna yiri rasuulku NNKH; Kii lajoogteeyo haba yaraadee).

ifarxad galiyey ayaan helay oo inla wadaagay!!

Abti saxafiyiinta waxba ha uqabanin annaga ka reer abti ahaan wixii kaa soo gaaray waan daba ordeynaa qof saxafi ah wuxu...
25/05/2024

Abti saxafiyiinta waxba ha uqabanin annaga ka reer abti ahaan wixii kaa soo gaaray waan daba ordeynaa qof saxafi ah wuxuu dhibayna hanoo qaban.

Kofi Adam

Waxaan rajaynaayaa inaan sameyno qabano wax wiilkeenu ku illoobi karo wixii uu naga tabtay.

يُرِيدُونَ أَن يُطْفِئُوا نُورَ اللَّهِ بِأَفْوَاهِهِمْ وَيَأْبَى اللَّهُ إِلَّا أَن يُتِمَّ نُورَهُ وَلَوْ كَرِهَ الْكَ...
05/04/2024

يُرِيدُونَ أَن يُطْفِئُوا نُورَ اللَّهِ بِأَفْوَاهِهِمْ وَيَأْبَى اللَّهُ إِلَّا أَن يُتِمَّ نُورَهُ وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ.

Address

Al Khor

Telephone

+97433850524

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliye Xuseen Molif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Taliye Xuseen Molif:

Share