General Eng Axmed Tareedisho

General Eng Axmed Tareedisho Humble,loving,caring and Truthworthy

24/08/2026
24/08/2026

Hoggaamiyaha suna wal jameeca ee Mareeg coowl state
waa isla anagi kkkkk.....
Yaa hal abuur ah oo wax ka dhaha

21/08/2026

Waxaa la yaab leh qof kasta wixi ku soo dhaca in uu iska sheego intuu taleefankiisa geed saarto war qarankaan wuu dhaqaaqee yuusan gaarigu kaa tegin soomaali horumar beey tiigsaneeysaayo barbarkaaga ka raac

Guul soomaali weeyn insha.allah
Ruux walboow dadkaaga u turoo dalka wax ka dhis gaar ahaan warbaahinta soomaaliyeed shaqo wacan doowladnimada hala ilaashado

Nabada aan ilaashanoo ala bariga badiya

Waa sidaan u arkee cidna talo ma weeydiin

Waayihiyo waqtigaNinba gelin buu weheshadaaMurugadiyo weehanaaguAktiisa waab ka yeeshaanAloow waqtiga noo wanaajiAdduun ...
21/08/2026

Waayihiyo waqtiga
Ninba gelin buu weheshadaa
Murugadiyo weehanaagu
Aktiisa waab ka yeeshaan
Aloow waqtiga noo wanaaji
Adduun iyo aakhiraba
Aamiin

http://www.bartamaha.com/ this is an old video dating back 1986th...

18/08/2026

Soomaali weeyn subax wanaagsan

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 Cismaan Ibrahim, Mahad Istelka, Apdisala...
15/08/2026

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 Cismaan Ibrahim, Mahad Istelka, Apdisalam Apdulle Ahmed, Ifraax Maxamed Calasow, Garaad Ayuub Garaad Ayuub, Akram Axmed, Xaaji Yalaxow, Cabdiraxmaan Ahmed Muuse, Safiyo Yoonis, Suuldan Cumar Farayare, Sacdiyo Axmed, Cabdi Indha Cade, Caamir Tifoow, Cabdi Salaancali, Yuusuf Qaando, Siciid Mascuud Ali, Mahad Sandheere, Cabdikariin Muuse Ganeey, Maandeeq Bintu Aweys, Maxamed Yusuf, Faadumo Ciise Cali, Ibrahim Cadde, Bukur Siin, Abdirahman Siyad, Shaafici Cali Maxamed, Ifka Qaboobe, Ahmed Mohamed, Bilaal Toosane, Daahir Kulmiye, Imaamka Hiraab, Hussein Muhudin Ahmed, Cabdullahi Abukar, Abbas Muhudiin Ahmed Caraay, Daadir Same Falle, Abdullahi Abdi Rahmaan, Abuukar Ali, Cali Maxamed Muuse, رمضان معلم ابشر معلم, Saiid Dhosh Cde, Malyuun Abuukar, Yaxye Xusen, Ali Wehliye Ali, Maryan Bintu Shiiq Ibraahim, Garyaqaan Qabobe, Aadan Maxamuud Axmed, Ali Dhiblaawe, Cabdi Salaan Wadani, Ahmed Hajji, Muuse Cabdi, Yuusuf Hared

Address

Mogadishu

Telephone

+252682096592

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when General Eng Axmed Tareedisho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to General Eng Axmed Tareedisho:

Shortcuts

Share