15/08/2026
Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay Imtixaanka Shahaadiga Qaranka ee Dugsiyada Sare 2025–2026. 🇸🇴
Hey’adda Kashaafadda Qaranka Soomaaliyeed waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka, gaar ahaan kuwa kaalmaha h**e ka galay.
Guushiinnu waa mid lagu farxo, waana tallaabo muhiim ah oo aad ugu gudbaysaan heerka xiga ee waxbarashada. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon iyo guul joogto ah.
Hambalyo dhammaantiin, aqoontiinnana ha noqoto iftiinka mustaqbalka Soomaaliya. 🇸🇴
تهنئة لطلاب الثانوية العامة 2025–2026
تتقدم جمعية الكشافة الوطنية الصومالية بأصدق التهاني والتبريكات إلى جميع الطلاب والطالبات الصوماليين الذين نجحوا في الامتحان الوطني لشهادة الثانوية العامة، وبصفة خاصة المتفوقين وأصحاب المراكز الأولى.
إن هذا النجاح ثمرة للجد والاجتهاد، وخطوة مهمة نحو مواصلة مسيرتهم التعليمية وبناء مستقبلهم. نتمنى لكم مزيدًا من النجاح والتوفيق، وأن يكون علمكم ومعرفتكم نورًا لمستقبل الصومال.
ألف مبروك لجميع الناجحين، وإلى مزيد من التفوق والنجاح. 🇸🇴