Xisbiga SAAB

Xisbiga  SAAB Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xisbiga SAAB, Political Party, Dabka, Mogadishu.

Xisbiga SAAB wuxuu ka tarjumayaa baahida loo qabo isbadal dhab ah iyo horumar waara, isagoo xoogga saarayaa in shacabka Soomaaliyeed ay helaan cod, fursad, iyo adeegyo tayo leh.

MAGACAABIS WAKIILKA GUUD EE XISBIGA SAAB EE MAAMUL GOBOLEEDKA GALMUDUGMudane Eng. Cabdinur Mohamed Kadiye (Geedo Qorow)H...
03/09/2026

MAGACAABIS WAKIILKA GUUD EE XISBIGA SAAB EE MAAMUL GOBOLEEDKA GALMUDUG

Mudane Eng. Cabdinur Mohamed Kadiye (Geedo Qorow)

Hoggaanka Sare ee Xisbiga SAAB wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Eng. Cabdinur Mohamed Kadiye (Geedo Qorow) inuu noqdo Wakiilka Guud ee Xisbiga SAAB ee Maamul Goboleedka Galmudug.

Mudane Eng. Cabdinur Mohamed Kadiye waxaa loo igmaday inuu matalo Xisbiga SAAB ee Galmudug, isla markaana uu isku dubbarido hawlaha iyo howlaha siyaasadeed ee Xisbiga, xoojiyo xiriirka Xisbiga iyo bulshada, iyo inuu si dhow ula shaqeeyo laamaha iyo masuuliyiinta Xisbiga SAAB ee ka howlgala Galmudug.

Hoggaanka Xisbiga SAAB wuxuu ku kalsoon yahay kartida, aqoonta iyo waayo-aragnimada Mudane Eng. Cabdinur Mohamed Kadiye, wuxuuna ugu hambalyeynayaa xilkan muhiimka ah.

Waxaan u rajaynaynaa guul, xilkasnimo iyo hawl-karnimo, isagoo si hufan oo daacadnimo leh u gudanaya waajibaadka loo igmaday.

XISBIGA SAAB
Midnimo β€’ Wadajir iyo Waxqabad

URURKA SAAB – HAMBALYO IYO BOGAADINUrurka SAAB wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardaydii Soomaaliyeed ee k...
15/08/2026

URURKA SAAB – HAMBALYO IYO BOGAADIN

Ururka SAAB wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardaydii Soomaaliyeed ee ku guuleysatay imtixaanaadka, gaar ahaan ardayda dadaalka iyo juhdiga badan ku bixisay waxbarashadooda.

Sidoo kale, waxaan dhiirrigelin iyo garab istaag u diraynaa ardaydii aan nasiibka u yeelan inay ku guuleystaan imtixaanka. Guuldarradu ma aha dhammaadka safarka, ee waa fursad dib loogu dadaalo, aqoontana loo sii raadiyo.

Waxaan sidoo kale mahad iyo bogaadin u jeedinaynaa waalidiintii iyo macallimiintii soo barbaariyey, wax baray, kuna garab istaagay carruurtooda intii ay ku jireen safarka waxbarashada.

Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed. Guushu waa dadaal, aqoontuna waa mustaqbalka dalka.

URURKA SAAB πŸ‡ΈπŸ‡΄

14/08/2026

Waxaa Shalay Xafiiska Xisbiga SAAB ee magaalada Muqdisho Booqasho ku yimi Wakiilka Xisbiga SAAB ee Degmada Cadaado, Mudane Ciise Abshir Axmed halkaas oo uu kulan Qaatay Gudoomiyaha Xisbiga SAAB Dr Mohamed Deq Sheekh Mohamed kulanka oo ay yeeshay masuuliyiinta iyo howl-wadeennada Xisbiga.

Waxaa sidoo kale Kulanka Qeyb ka ahaa Xoghayaha Xiriirka Gobollada iyo Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga SAAB,,

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta Xisbiga, dardargelinta howlaha siyaasadeed iyo abaabulka taageerayaasha SAAB ee Degmada Cadaado iyo guud ahaan Galmudug.

Masuuliyiinta kulanka ka qeyb galay ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay isku-duubnida, wada-shaqeynta iyo hirgelinta qorshayaasha Xisbiga.

SAAB – Wadajir iyo Waxqabad.

02 Aug 2026Kulan wada tashi ah oo ay ku wadayeesheen wakiilada Galmudug & Xoghayaha Xariirka Gobolada ayaa ka dhacay caa...
02/08/2026

02 Aug 2026

Kulan wada tashi ah oo ay ku wadayeesheen wakiilada Galmudug & Xoghayaha Xariirka Gobolada ayaa ka dhacay caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb.

Kulanka waxaa lagu falanqeeyay go'aanka kaba dambaysta ah ee Xisbiga saab doorashadii dhaca ahayd ee ka dhacday Galmudug 30 julay 2026.

Waxaana wada tashiga ka soo baxay go'aamo cusub

01/08/2026

Wakiilka SAAB ee dhuusamareeb.

01/08/2026

π‘ˆπ‘Ÿπ‘’π‘Ÿπ‘˜π‘Ž 𝑆𝐴𝐴𝐡
Cadaado Dawlad Goboleedka Galmudug Gudoomiye ku xigeenka SAAB

01/08/2026

π‘ˆπ‘Ÿπ‘’π‘Ÿπ‘˜π‘Ž 𝑆𝐴𝐴𝐡
Xoghayaha Arrimaha Doorashooyinka ee Ururka SAAB

01/08/2026

URURKA SAAB

Cabudwaaq Dawlad Goboleedka Galmudug.

31/07/2026

π”π‘π”π‘πŠπ€ 𝐒𝐀𝐀B
𝐖𝐀𝐑-𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 π‘π€π’πŒπˆ 𝐀𝐇!

31/07/2026

ISHA KU HAY!

Ururka SAAB wuxuu saacadaha soo socda soo saari doonaa Warsaxaafadeed Rasmi ah oo ku saabsan doorashadii shalay qabsoontay.

Address

Dabka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga SAAB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share