22/08/2026
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Alle ha u naxariisto Marxuum Yuusuf Jibriil Garaad Cawl, oo ahaa aabbaha Madaxweyne-ku-xigeenka Waqooyi Bari, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweyne-ku-xigeenka, qoyskiisa, ehelka iyo dhammaan qaraabadii uu Marxuumku ka baxay. Alle ha u naxariisto Marxuumka, qabrigiisana ha u waasiciyo, nuur iyo naxariisna ha ku mannaysto, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo.
Dhammaantiinna Alle ha idinka siiyo samir iyo iimaan