Nagaad Project - Mogadishu PIU

Nagaad Project - Mogadishu PIU Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nagaad Project - Mogadishu PIU, Government Organization, Hamarweyne, Mogadishu.

Mashruuca NAGAAD | Gobolka Banaadir โ€“ Dib-u-dhis iyo horumarinta kaabeyaasha wadooyinka Muqdisho, iyo casriyeynta nidaamka biyo-mareennada si loo yareeyo fatahaadaha, loona xaqiijiyo magaalo ammaan ah, adkeysi leh, oo waarta.

31/08/2026

Horumar Xawaare Leh โ€“ Laamiga Via Roma

Dhismaha Laamiga Via Roma ee degmada Xamarweyne ayaa si dardar leh ku socda, iyadoo shaqadu marayso heer wanaagsan.

30/08/2026

Horumar Muuqda โ€“ Biyo-mareenka Shangaani

Dhismaha Biyo-mareenka Shangaani ayaa si wanaagsan u socda, iyadoo shaqadu marayso heer muuqda oo horumar leh.

Nagaad Project - Qeybtiisa Gobolka Banaadir

26/08/2026

BRA, UNOPS & Hydranova oo kulan muhiim ah ku yeeshay Xarunta Dhexe ee PIU.

23/08/2026

๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐Ž๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จ ๐Ÿ3, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”: Maareeyaha Mashruuca NAGAAD ee Gobolka Banaadir, Mudane Sheekh Cumar Xuseen oo ay weheliyaan Injineerada PIU iyo UNOPS, ayaa kormeer shaqo ku tagay Package 4 โ€“ Dhismaha Laamiga Keysaney ee degmada Kaaraan.

Intii uu kormeerku socday, masuuliyiintu waxay warbixinno ka dhageysteen Injineerada shirkadda , oo gacanta ku haysa hirgelinta mashruuca, iyagoo sidoo kale kormeeray:

๐Ÿ”น Qeybaha laamiga lagu bilaabay
๐Ÿ”น Goobaha loo diyaariyay biyo-mareennada
๐Ÿ”น Horumarka guud ee shaqada mashruuca

Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo in shaqada Package 4 โ€“ Keysaney loo fuliyo si tayo leh, waafaqsan qorshaha iyo heerarka loo dejiyay mashruuca.

18/08/2026

Laamiga Via Roma ee Degmada Xamarweyne.

17/08/2026

Package 4 | Laamiga Keysaney ee degmada Kaaraan!

Laamiga Keysaney wuxuu galay wajiga laami saarista, iyadoo shaqadu si dardar leh u socoto.

13/08/2026

Laamiga Via Roma โ€” Horumar Muuqda

Dhismaha Laamiga Via Roma ee degmada Xamarweyne ayaa si dardar leh u socda, iyadoo qaybo ka mid ah wadada uu ka socdo laami saarista.

Horumarkani wuxuu astaan u yahay dadaalka lagu horumarinayo kaabayaasha magaalada, lana abuurayo waddooyin tayo leh, isku-socod fudud iyo muuqaal magaalo oo casri ah.

Package 3 | Nasiib-BuundoDhagax-dhigga mashruuca biyo-mareenka Nasiib-Buundo ayaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay.X...
05/08/2026

Package 3 | Nasiib-Buundo

Dhagax-dhigga mashruuca biyo-mareenka Nasiib-Buundo ayaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay.

Xal waara oo lagu wajahayo biyo fariisiga.

05/08/2026

Horumarka Laamiga Keysaney Waa Mid Si Muuqata u Socda.

Waxaa si rasmi ah qeybo kamid ah Laamiga Keysaney looga bilaabay wajiga laami saarista, taas oo muujinaysa in mashruucu uu galay heer muhiim ah oo u dhow dhammaystirka.

Address

Hamarweyne
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nagaad Project - Mogadishu PIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share