Caddaaladda iyo Wadajirka

Caddaaladda iyo Wadajirka Official page of the Justice and Solidarity Party (JSP)

03/09/2026

Balcad iyo taageerayaasha JSP

Balcad oo muujisay taageerada JSPShacabka iyo taageerayaasha Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Degmada Balcad ay...
03/09/2026

Balcad oo muujisay taageerada JSP

Shacabka iyo taageerayaasha Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Degmada Balcad ayaa muujiyay taageero ay u hayaan ururka, iyagoo caddeeyay sida ay uga go’an tahay ka qaybqaadashada geeddi-socodka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka.

15πŸ•ŠοΈ Balcad waa diyaar, shacabkeeduna waa JSP

Waxaa Xarunta Dhexe ee Ururka JSP maanta ku qabsoomay kulanka hawlwadeenna Ururka kaasi oo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha...
03/09/2026

Waxaa Xarunta Dhexe ee Ururka JSP maanta ku qabsoomay kulanka hawlwadeenna Ururka kaasi oo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud ee Ururka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa soojeedin ku aaddan hawlqabadyada kala duwan ee Ururku uu ku hawlan yahay iyo sida loogu kala asteeyay Waaxyaha shaqada soo gudbiyay Agaasimaha Guud Mudane Cabdullahi Sheikh Xuseen Ashcari.

Gabagabadii, Xoghayaha Guud ayaa u hambalyeeyay xubnihii dhawaan loo magacaabay inay hoggaamiyaan waaxyaha shaqada ee Ururka, isaga oo dhammaan hawlwadeennada kula dardaarmay inay sii labalaaban dadaalkooda iyo waxqabadkooda isla markaana ay muujiyaan wada-shaqayn iyo isku duubni heerkeedu sarreeyo.

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

Yaxye Xaaji Colaad
Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadwaynaha JSP
Email: [email protected]
Facebook:https://www.facebook.com/share/15FCXLmC4e/?mibextid=wwXIfr
Tiktok:https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8woyXuN8wRZ&_r=1
Twitter:https://x.com/jspsomalia?s=21&t=eUDZPukq2ySu8qhdE80DDg
Telegram:https://t.me/JSPSomalia
Instagram:https://www.instagram.com/jspsomalia?
Website: www.jsp.so
YouTube:https://www.youtube.com/

Garabka Haweenka ee Ururka JSP ayaa soo qabanqaabiyay kulan ka dhacay Xarunta Dhexe ee Ururka kaas oo looga hadlay qiima...
01/09/2026

Garabka Haweenka ee Ururka JSP ayaa soo qabanqaabiyay kulan ka dhacay Xarunta Dhexe ee Ururka kaas oo looga hadlay qiimaynta iyo dib u eegista xaqiijinta qoondada dumarka ee doorashooyinka tooska ah ee Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka.

Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Xoghayeyaasha Ururka iyo Madaxa iyi Xubnaha Garabka Haweenka ayaa intii uu socday waxaa sidoo kale la isku dhaafsaday aragtiyo ku aaddan sidii loo adkayn lahaa in haweenku ay si ballaaran uga qaybqaatan doorashooyinka tooska ah ee socda, isla marka in la xaqiijiyo in haweenku ay si buuxda u helaan qoondada gaarka u ah ee ay uga mid noqonayaan Xildhibaannada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada.

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

Yaxye Xaaji Colaad
Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadwaynaha JSP
Email: [email protected]
Facebook:https://www.facebook.com/share/15FCXLmC4e/?mibextid=wwXIfr
Tiktok:https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8woyXuN8wRZ&_r=1
Twitter:https://x.com/jspsomalia?s=21&t=eUDZPukq2ySu8qhdE80DDg
Telegram:https://t.me/JSPSomalia
Instagram:https://www.instagram.com/jspsomalia?
Website: www.jsp.so
YouTube:https://www.youtube.com/

Hawlwadeennada Xafiiska Xoghayaha Guud eeUrur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)1. Nasro Xuseen Cali β€” Ku-xig...
01/09/2026

Hawlwadeennada Xafiiska Xoghayaha Guud ee
Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)

1. Nasro Xuseen Cali β€” Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Ururka

2. Samiira Isxaaq Faarax β€” Madaxa Maaliyadda iyo Shaqaalaha Ururka

3. Cali Hilowle Galac β€” Madaxa Hawlaha Guud iyo Loojistikada Ururka

4. Maxamed Shaadali Xasan β€” Madaxa Isku-xirka Degmooyinka Dalka ee Ururka

5. Sahro Maxamuud Cali β€” Madaxa Hab-Maamulka Ururka

6. Cabdullaahi Sheekh Cabdi Idriis β€” Madaxa Diwaangelinta iyo ICT-da Ururka

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

Yaxye Xaaji Colaad
Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadwaynaha JSP
Email: [email protected]
Facebook:https://www.facebook.com/share/15FCXLmC4e/?mibextid=wwXIfr
Tiktok:https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8woyXuN8wRZ&_r=1
Twitter:https://x.com/jspsomalia?s=21&t=eUDZPukq2ySu8qhdE80DDg
Telegram:https://t.me/JSPSomalia
Instagram:https://www.instagram.com/jspsomalia?
Website: www.jsp.so
YouTube:https://www.youtube.com/

31/08/2026

Waxaa si wadajir ah loo aqbalay in dalkeenna ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, taasina waxay noqotay arrin la tijaabiyay oo la xaqiijiyay in ay suurtagal tahay. Xoghayaha Guud ee Ururka, Mudane Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud.

Waxaa Xarunta Dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ku qabsoomay kulan guud oo ay isugu yimaadeen xubnaha Xild...
31/08/2026

Waxaa Xarunta Dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ku qabsoomay kulan guud oo ay isugu yimaadeen xubnaha Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmooyinka Gobalka Banaadir ee Ururka JSP.

Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud ee Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud ayna goobjoog ka ahaayeen qaar ka mid ah Xoghyeyaasha, ayaa waxaa looga hadlay dardargalinta hawlaha loogu diyaargaroobayo doorashada Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Xoghayaha Guud oo kalmad dardaaran ah u jeediyay xubnaha Ururka ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ayaa uga mahad celiyay dadaalka iyo kartida ay muujiyeen iyo sida ay diyaarka ugu yihiin inay u shaqeeyaan shacabka Gobolka Banaadir si ay u gaarsiiyaan adeegyada muhiimka ah ee loo doortay.

30/08/2026

Ururka JSP waxa uu mar kasta u taaganyahay inuu qayb ka noqdo hayaanka taariikhiga ah ee ummadda Soomaaliyeed ay ugu jirto dib u hanashada xuquuqdooda dastuuriga ah iyo inay si xor ah u doortaan masuuliyiinta ku matalaysa goleyaasha sharciga iyo siyaasadda ee dalka.

β€œYaan laguu doorine, dooro!”

MOWQIFKA URURKA CADDAALADDA IYO WADAJIRKA (JSP) EE XUKUNKA MAXKAMADDA SARE EE LA XIRIIRA DOORASHADA GALMUDUG
26/08/2026

MOWQIFKA URURKA CADDAALADDA IYO WADAJIRKA (JSP) EE XUKUNKA MAXKAMADDA SARE EE LA XIRIIRA DOORASHADA GALMUDUG

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka la wadaagaynaa farxadda Munaasabadda Mowliidka Suubaanaheenna NNKH.
25/08/2026

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka la wadaagaynaa farxadda Munaasabadda Mowliidka Suubaanaheenna NNKH.

Address

Aden Adde Aiport
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caddaaladda iyo Wadajirka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share