Halyeeyada Dhulka Hooyo

Halyeeyada Dhulka Hooyo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Halyeeyada Dhulka Hooyo, Armed forces, Mogadishu-Somalia, Mogadishu.

✍️ “Halyeeyada Dhulka Hooyo” waa bog wadaniyeed u heellan taageerada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed: Militariga, Booliis, Nabadsugid, Asluub, iyo dhammaan geesiyaasha difaaca dalka.


26/08/2026

XOOGA DALKA

Shabeellaha Hoose —  Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaa...
23/08/2026

Shabeellaha Hoose — Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka War Rooti ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Khawaarijta.

Intii uu socday hawlgalka, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay laba (2) xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo lagu qabtay howlgalka.
Hawlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku xoojinayaan amniga, ku ilaalinayaan shacabka iyo ku wiiqayaan awoodda Khawaarijta ee ka jirta deegaannada Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa adkeynaya in hawlgallada amni-xaqiijinta iyo kuwa qorshaysan ay sii socon doonaan, iyadoo mudnaanta la siinayo amniga shacabka, xasilloonida deegaanka iyo gudashada waajibaadka qaran.

DHAMMAAD

23/08/2026

Laba Xubnood oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Khawaarijta oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Kumaandooska Danab

23/08/2026

Islamic Military Counter Terrorism Coalition.[IMCTC] Ayaa Muqdisho, Soomaaliya ka bilowday hindisaha "Peace Journalist" iyadoo ujeedadu tahay in la dhiso awoodda xirfadlayaasha warbaahinta si ay uga hortagaan hadallada xagjirka ah, hadalka nacaybka, macluumaadka been abuurka ah, iyo ololaha dacaayadda argagixisada ee dhinaca dijitaalka ah.

Cabdullaahi Odawa Faadhuud, oo ahaa sarkaal sirdoon u qaabilsanaa Kooxda khawariijta, ayaa lagu dilay aagga Tawakal ee g...
23/08/2026

Cabdullaahi Odawa Faadhuud, oo ahaa sarkaal sirdoon u qaabilsanaa Kooxda khawariijta, ayaa lagu dilay aagga Tawakal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa ku dhawaaqday inuu xubin ka ahaa kooxda tan iyo 2009.

23/08/2026

Howlgal si heer sare ah loo qorsheeyay, isla markaana si guul leh loo fuliyay.


22/08/2026
22/08/2026

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad oo maanta ka qeyb galay munaasabad tababar ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan loogu soo xiray saraakiil iyo ciidamo ka kala tirsan Booliska iyo Nabad Sugidda oo muddo hal sano ah ay qaadanayeen ayaa u balan-qaaday in lagu abaal-mari doono shaqadooda iyo sidii ay uga soo dhalaaleen tababarka.

20/08/2026

HSNQ ee Nisa iyo Wasaarad
Warfaafinta oo xanibay dhaq dhaqaaqyada ee
argagixisada ka sameyn jireen Baraha
Bulshada

20/08/2026

DANAB SPECIAL FORCE

Address

Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halyeeyada Dhulka Hooyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category