11/01/2026
DEG DEG: Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Qaranka oo hordhac u ah wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Hassan Sheikh Mohamud Oo maalinta Khamiista ah halkaas gaari doona ayaa ka dagey magalada Laascaanood Ee Xarunta Maamualka Waqooyi Bari Somalia.