Tayo General Hospital

Tayo General Hospital Ka mid noqo asxaabteena oo like saar page-ka

05/08/2026

Tayo General Hospital waxa uu lacag la'aan idin kaga dhigay dhamaan lambarada dhaqaatiirta, sidoo kale waxaan qiimo dhimis 50% idin kugu sameynay dhamaan adeegyda isbitaalka, ka faaideysata fursadaan muhiimka ah.

JUMCO WANAAGSAN
30/07/2026

JUMCO WANAAGSAN

29/07/2026

maalinta loo asteeyay gacaarshowga aduunka

Cagaarshowgu waa caabuq ku dhaca beerka hadii aad isku aragto calamadahan soo gaar xaruntena si aan kaga daweyno
29/07/2026

Cagaarshowgu waa caabuq ku dhaca beerka hadii aad isku aragto calamadahan soo gaar xaruntena si aan kaga daweyno

Arag wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa baaritaan sax ah. Waxaan kuu haynaa baaritaan indho oo casri ah iyo ookiyaalo si gaar ...
29/07/2026

Arag wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa baaritaan sax ah. Waxaan kuu haynaa baaritaan indho oo casri ah iyo ookiyaalo si gaar ah kuugu habboon.

Qeybta Bukaan-Jiifka ee TAYO General Hospital waxaa kuugu diyaar ah adeeg tayo leh oo lagu kalsoonaan karo.
27/07/2026

Qeybta Bukaan-Jiifka ee TAYO General Hospital waxaa kuugu diyaar ah adeeg tayo leh oo lagu kalsoonaan karo.

Jumma Mubaarak
23/07/2026

Jumma Mubaarak

Waxaan ku bixinnaa adeegyo qaliin oo casri ah, ammaan ah, isla markaana ay fuliyaan dhakhaatiir khibrad iyo aqoon u leh ...
23/07/2026

Waxaan ku bixinnaa adeegyo qaliin oo casri ah, ammaan ah, isla markaana ay fuliyaan dhakhaatiir khibrad iyo aqoon u leh qaliimada guud.

Qaliimada aan fulinno waxaa ka mid ah:

• Qaliimada casriga ah ee Laparoscopic Surgery
• Qaliimada baabasiirka iyo fistulada
• Qaliimada dhagaxaanta xameetida (Gallbladder Stones)
• Qaliimada qabsinka (Appendix)
• Qaliimada burooyinka naasaha
• Qaliimada burooyinka kelyaha
• Qaliimada qanjirka tayroodhka (Thyroid Surgery)
• Qaliimada eernada (Hernia Surgery)
📍 Soo booqo Tayo General Hospital, kana hel adeeg qaliin oo heer sare ah oo laguugu sameeyo si badbaado leh.

QEYBTEENA DHALMADA.Waxaa kugu diyaarinay saalada dhalmo casri ah iyo daryeel ay bixiyaan umulisooyin  iyo dhakhaatiir kh...
22/07/2026

QEYBTEENA DHALMADA.
Waxaa kugu diyaarinay saalada dhalmo casri ah iyo daryeel ay bixiyaan umulisooyin iyo dhakhaatiir khibrad leh.

Qeybteena Bukaan-socodka waxaa maalin kasta ka howlgala dhaqaatiir takhasus leh oo diyaar u ah inay ku siiyaan daryeel c...
18/07/2026

Qeybteena Bukaan-socodka waxaa maalin kasta ka howlgala dhaqaatiir takhasus leh oo diyaar u ah inay ku siiyaan daryeel caafimaad oo tayo leh, adeeg hufan, iyo la-talin caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

Address

Wadada Isku Xirto Muqdisho Iyo Afgooye Tareedisho Kalkaal
Mogadishu
EXKALKAAL

Telephone

+252619243131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Tayo General Hospital:

Shortcuts

Share