27/08/2026
Waxaa sharaf ii ah inaan qayb ka noqdo kulankii uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cali, oo ka dhacay xarunta Qatar Leadership Centre, laguna falanqeeyay aas aaska Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya.