๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐†๐š๐ซ๐ซ๐ž

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐†๐š๐ซ๐ซ๐ž

๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐†๐š๐ซ๐ซ๐ž ๐Š๐š๐ง๐ข ๐ฐ๐š๐š ๐›๐จ๐ ๐ ๐š ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐›๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐†๐š๐ซ๐ซ๐ž, ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐จ๐ -๐ฐ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ง, ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐š๐ง, ๐ฎ๐ ๐š๐ง๐š ๐๐จ๐จ๐๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š.

Anigoo ku hadlayno magaca ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐†๐š๐ซ๐ซ๐ž  iyo magaca Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaan si rasmi ah kaaga raal...
30/08/2026

Anigoo ku hadlayno magaca ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐†๐š๐ซ๐ซ๐ž iyo magaca Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaan si rasmi ah kaaga raalli-gelinayaa hadalladii iyo aflagaadadii laguu geystay.

Waxaan caddeynaynaa in hadalladaasi aysan matalin xushmadda iyo dhaqanka wanaagsan ee aan aaminsanahay.

Waxaan si buuxda u dhowraynaa sharaftaada, sumcaddaada iyo maqaamkaaga bulshada.

Inkastoo qofka hadalka geystay uu yahay qof ka mid ah dhalinyarada beesha garre, haddana qaraabonimadu ma noqon karto cudurdaar lagu difaaco hadal dhaawacaya karaamada qof kale.

Waxaan si dhab ah kaaga raalli-gelinaynaa dhacdadaas, waxaana rajaynaynaa inaad naga aqbasho cudurdaarkayna, si loo ilaaliyo walaaltinimada, xushmadda iyo midnimada bulshada.

Waxaan la yaabannahay mid meesha jooga, isagoo aan waxba hubin haddana iska soo qaylinaya! ๐๐š๐ ๐ฎ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐  ๐Ÿ๐ข๐ค๐ข๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐œ๐จ๐ฆ๐ฆ...
30/08/2026

Waxaan la yaabannahay mid meesha jooga, isagoo aan waxba hubin haddana iska soo qaylinaya!

๐๐š๐ ๐ฎ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐  ๐Ÿ๐ข๐ค๐ข๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐œ๐จ๐ฆ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐ฌ-๐ค๐š! ๐Ÿ’ฌ

29/08/2026

Mideeyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

๐–๐š๐ซ ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐๐š ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ก๐š๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ก๐š๐š๐ฒ๐จ.
26/08/2026

๐–๐š๐ซ ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐๐š ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ก๐š๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ก๐š๐š๐ฒ๐จ.

๐๐ž๐ž๐ฅ ๐ฌ๐š๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฐ
26/08/2026

๐๐ž๐ž๐ฅ ๐ฌ๐š๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฐ

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Taliyaha cusub ee Qeybta Gobolka Shabeellaha Hoose ee Ciidanka Birmadka Southwes...
26/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Taliyaha cusub ee Qeybta Gobolka Shabeellaha Hoose ee Ciidanka Birmadka Southwest State of Somalia , G/le Abdiweli Mohamed Haaji.

25/08/2026

Waan soo gale goobta halay baneeyo.

23/08/2026

Taliyaha Ruuxiga ah Maxamed Cali Maxamed waa shaqsi mudan qadarin iyo ammaan, kuna suntan hoggaan, karti, dulqaad iyo dadaal joogto ah.

Guushu waa midda kuwa dadaala, hoggaankuna waa kan dadka mideeya.
Mudane Maxamed Cali Maxamed, guul iyo sharaf ayaan kuu rajaynaynaa mar walba. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‘

16/08/2026

๐€๐Ÿ๐ ๐จ๐จ๐ฒ๐ž, ๐’๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฌ๐ž ๐Ÿ๐Ÿ”-๐€๐ฎ๐  ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”:
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Southwest State of Somalia , Abdirahim Mohamed Ibrahim ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose .

Intii uu ku sugnaa degmada, Wasiirku wuxuu kormeer ku sameeyey Saldhigga Booliska Degmada Afgooye iyo Maxkamadda Racfaanka Degmada Afgooye, isagoo u kuurgalay habsami-u-socodka shaqada, xaaladda adeegyada caddaaladda iyo garsoorka, iyo caqabadaha jira.

Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada Wasaaradda ee lagu xoojinayo hannaanka caddaaladda, tayeynta adeegyada garsoorka iyo sare u qaadista adeegyada loo fidiyo bulshada.

Wasiirku wuxuu adkeeyey muhiimadda ay leedahay in bulshada loo helo caddaalad hufan, cadaalad ah oo ku dhisan sharciga.

10/08/2026

๐๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐จ๐ซ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ๐ž๐ฒ.

Waxaan bogaadinayna geesinimada iyo dadaalka ay maanta muujiyeen Dhallinyarada Ciidamada Birmadka ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐จ๐ซ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ๐ž๐ฒ, kuwaas oo si geesinimo leh uga hortagay isku day ay nabadiidku doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka degmada.

Intii uu socday iska horimaadka, ciidamada ayaa jab xooggan gaarsiiyey kooxda nabadiidka, waxaana laga dilay laba xubnood, mid ka mid ahna uu ahaa horjooge lagu tilmaamay inuu door weyn ku lahaa falalka lagu dhibaateeyo shacabka.

Nabadiidku waxay sidoo kale waxyeello u geysteen xoolo ay lahaayeen shacabka, halka ay dileen qof shacab ah oo aan waxba galabsan.

Guusha iyo adkeysiga mar walba waxay garab taagan yihiin shacabka iyo ciidamada u taagan ilaalintooda, nabaddooda iyo amnigooda.

Qoryooley waa magaalo leh dad geesiyaal ah oo aan u dulqaadan doonin in shacabka lagu dhibaateeyo.

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐œ๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ง ๐๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐š ๐๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š.

Address

Gobolka Shabeelaha Hoose
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐†๐š๐ซ๐ซ๐ž posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share