AARKA GOR GOR

AARKA GOR GOR AARKA GOR GOR Fallow 10 K igu tuura codsi🙏
(1)

With Adan Guuled – I just got recognised as one of their top fans! 🎉
18/08/2026

With Adan Guuled – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

18/08/2026

H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen
Afkii baa juuqda gabay

  Godadkii qawaajirta ayku dhuumaalay sanaayeen ayaan dul taagan nahay  guulaysta sxbyaal Ciidanka Gorgor gaar ahan Urur...
09/08/2026


Godadkii qawaajirta ayku dhuumaalay sanaayeen ayaan dul taagan nahay guulaysta sxbyaal Ciidanka Gorgor gaar ahan Ururka 9-aad Kumaandooska Gorgor

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Cabdulaahi Hasan Geedi, Mustaf Shire, Æbdi Rahmaan Sharii...
09/08/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Cabdulaahi Hasan Geedi, Mustaf Shire, Æbdi Rahmaan Shariif, Meseret Belete, Hassan Omar, Yahye Mohammed YM, Jabriil Cabdulaahi, Ahmed Haji Ali, Cali Xasan Baasto, Hon Xasan Gacal Axmed, Xasan Ilyaas Abdullahi, Maslax Dheere, Mohamed Abdulahi Ahmad, Hapoon Ali Nuur, Caliyare Cabdulqadir, Cali Nuur Gardhuub, Abdirashid Nor Ali, Afrique Jacob, Maxamed Berdaale, Maxamed Maxamud Muuse Dhuubane, Maxamed Cabdi Maxamed, Yusuf Cabdi Axmed Jele, Atiish Rashiid Hassen, Cumar Iidow Cusmaan, Liban Cana Bore, Cali Jimcaale, Abdisamad Elmi Ade, Adan Guuled, Iqro Maxamuud, Ayuub Jaale, Daahir Sheikh, Saadaq Taree, Ciise Qasim Cali, Muscab Axmed, Ahmed Yonis Cabdi, Lucky Dube, Feysal Adan, Ibraahin Maxamed, Abdishakor Mohammad, Aadan Nuur Cali, Abukar Maxamed Aweis, Farhia Nor, Maxamed Kabajiiq, Subka Bou, Ninka Naagaha Ciqaabah, Muxudin Xoshow Cariif, Mustafa Cabdi, Clftaax Muhumed Daahir, Hassan Salah Osoble, Abdinasir Abdilahi

29/07/2026

Guuul iyo gobanimo Ururka 9-aad
Kumaandooska Gorgor Iyo
Taliyaha Ururka 9-aad
G/le abdi wali januune

29/07/2026

G/le dhexe Maxamed Faarax aadan
Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor oo ka war bixiyay howlgalka deganka sumadale iyo bursashiq oo hostaga dagmada xaaji cali gobolka Shabeellaha Dhexe

DHAMAAD
AARKA GOR GOR

27/07/2026

Ciidanka xds oo cirib tirka qawaarijta ku raad jooga cir iyo dhulba si ay oga saaraan

Cadale: Shir lagu dardar-gelinayo howlgalka ka dhanka ah argagixisada ayaa maanta qabsoomayDegmada Cadale ee gobolka Sha...
23/07/2026

Cadale: Shir lagu dardar-gelinayo howlgalka ka dhanka ah argagixisada ayaa maanta qabsoomay

Degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta lagu qabtay shir muhiim ah oo looga hadlay dardar-gelinta howlgalka ka dhanka ah argagixisada, kaas oo lagu xoojinayo qorshaha lagu sifeynayo deegaannada iyo degmooyinka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.

Shirka waxaa shir-guddoominayay Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Col. Aadan Maxamed Faarax. Waxaana goob-joog ka ahaa Abaanduulaha Guutada 19-aad Kumaandooska Gorgor, Col. Abshir Kaaran, Taliyaha Ururka 9-aad Kumaandooska Gorgor, Col. Cabdiweli Januune, Taliyaha Ururka 6-aad Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Taliyaha Ururka 204-aad Guutada 19-aad Kumaandooska Gorgor, Abaanduulaha Ururka 6-aad Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Kumaandooska Gorgor.

Mas'uuliyiinta iyo saraakiishii ka qeyb gashay shirka ayaa isla falanqeeyay sidii loo mideyn lahaa qorsheyaasha howlgalka, loo xoojin lahaa wada-shaqeynta ciidamada, islamarkaana loo dardargelin lahaa dadaallada lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ee ku sugan deegaannada ay weli ku dhuumaaleysanayaan.

Shirkan ayaa qeyb ka ah kulammo isdaba-joog ah oo ay hoggaanka Kumaandooska Gorgor ku xoojinayaan qorsheynta iyo isku-duwidda howlgalada lagu xaqiijinayo amniga, laguna xoreynayo deegaannada ay weli ku sugan yihiin kooxaha argagixisada.

AARKA GOR GOR

20/07/2026

midka mid ah qawaajirta oo Ciidanka xds gacanta ku soo dhigen kaas oo sheegay duqaymo layaableh ku socden ayaantaan oo qawaajirta kala carar ku jiraan

17/07/2026

Duliga dila dhagax ku dila

Address

AARKA GOR GOR
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AARKA GOR GOR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category