18/07/2026
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Karkaar, G/Sare Bashir Maxamed Maxamuud, ayaa uga mahadceliyey Taliyaha Canshuuraha Gobolka Karkaar iyo ciidankiisa shaqada wanaagsan ee ay u hayaan bulshada, gaar ahaan dadaallada ay ku xakameynayaan gaadiidka dhibaatooyinka ku haya shacabka.
Taliyuhu wuxuu ku bogaadiyey sida ay uga goโan tahay sugidda amniga iyo ilaalinta badqabka bulshada, isagoo ku dhiirrigeliyey inay sii laba jibbaaraan howlaha ay bulshada ugu adeegayaan si loo xaqiijiyo amni iyo kala dambeyn waarta.