Dowladda Hoose ee Degmada Qardho

Dowladda Hoose ee Degmada Qardho Bogga Rasmiga ah ee Dowladda Hoose ee Degmada Qardho (Qardho Municipality)

19/08/2026

Guddoomiyaha degmada Qardho Mudane Cabdi Siciid Qaal oo daahfuray barnaamijka Sufuraa u Qur"aan oo Markii ugu horraysay lagu qabto Degmada Qardho.

16/08/2026

Hadal jeedinta Eng: Fawsi Cabdi Maxamed oo ah maxada shirka fullinaysa dhismaha. ee Munaasabad dhagax dhigga Mashruuca Qaboojiyaha hilibka iyo Caanaha oo laga hirgalinaayo Suuqa Israac ee Qardho.

16/08/2026

Hadal-jeednta Abshir Maxamed Maxamuud Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Dhaqaaqaha Maxalliga ah ee Degmada (LED). ee Munaasabad dhagax dhigga Mashruuca Qaboojiyaha hilibka iyo Caanaha oo laga hirgalinaayo Suuqa Israac ee Qardho.

16/08/2026

Hadal-jeedinta Sacdiyo Salaad Saalax oo ka socotey Ururka Dawladaha Hoose ee Al-Gabbal ee Munaasabad dhagax dhigga Mashruuca Qaboojiyaha hilibka iyo Caanaha oo laga hirgalinaayo Suuqa Israac ee Qardho.

16/08/2026

Hadal-jeedinta Cabdirisaaq Maxamued Maxamuud Madaxa SDLG Program ee Hay'adda VNG International ee Munaasabad dhagax dhigga Mashruuca Qaboojiyaha hilibka iyo Caanaha oo laga hirgalinaayo Suuqa Israac ee Qardho.

16/08/2026

Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Degmada Qardho Mudane
Cabdi Siciid Qaal" ee Munaasabad dhagax dhigga Mashruuca Qaboojiyaha hilibka iyo Caanaha oo laga hirgalinaayo Suuqa Israac ee Qardho.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUNTACSI TIIRAANYO LEHGuddoomiyaha Degmada Qardho Mudane Cabdi Siciid Qaal, Guddoom...
07/08/2026

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
TACSI TIIRAANYO LEH

Guddoomiyaha Degmada Qardho Mudane Cabdi Siciid Qaal, Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Mudane Maxamed Cabdullaahi Siciid (Xayaf), Xoghayaha Dowladda Hoose Mudane Cabdullaahi Maxamed maxamuud, iyo dhammaan Hawl-wadeennada Maamulka Degmada Qardho, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Agaasimaha Dakhliga Dowladda Hoose ee Degmada Qardho Mudane Caynaanshe Axmed Xirsi, oo uu walaalkiis Marxuun Cabdisamad Maxamed Cismaan oo ku geeriyooday dalka congo.

Maamulka iyo Shaqaalaha Dowladda Hoose waxay si tiiraanyo leh ula qaybsanayaan xanuunka iyo dhibaatada geeridaas dhiifta leh Agaasimaha, Qoyska, Ehelka, iyo Qarabada uu ka baxay Marxuunku.

Waxaan Alle weynaha Subxaanahu wa Tacaalaa uga baryaynaa inuu Marxuun Cabdisamad Maxamed Cismaan u naxariisto, qabrigana u waasiciyo, hoygiisana ka dhigo Jannatul Fardowsa. Sidoo kale, waxaan qoyskii, ehelkii, iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayba Alle uga baryaynaa inuu ka siiyo samir iyo iimaan weyn.

Aamiin, Aamiin, Yaa Rabbal Caalamiin.

Sawiro 3aad: Munaasabadda Dabaaldegga sanad guurada 28-aad ee Aasaaska Dowladda Puntland oo lagu qabtay Magaalada Qardho...
01/08/2026

Sawiro 3aad: Munaasabadda Dabaaldegga sanad guurada 28-aad ee Aasaaska Dowladda Puntland oo lagu qabtay Magaalada Qardho.

01/08/2026

Munaasabadda dabaaldegga sanad guurada aasaaska dowladda Puntland oo ka socota Magaalada Qardho.

01/08/2026

Cutubyo ka tirsan ciidamada booliska gobolka karkaar ee Puntland ayaa munaasabada xuska 28 agoosto oo qardho lagu xusay ayaa waxay soo bandhigeen gaado ka ciyaar.

Address

Qardho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dowladda Hoose ee Degmada Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dowladda Hoose ee Degmada Qardho:

Shortcuts

Share