Ururka 773 Aad Ee Aar Guutada 77

Ururka 773 Aad Ee Aar Guutada 77 Special Platoon Of the 77 Brigade MP

22/08/2026
Halyeeyada Lamagac Baxay Dulmi Diid Halgamayaashaan Ayaa Maalintii Shalay Ahayd  Ku Qaarijiyay  Deegaanka Daarunimca Hor...
22/08/2026

Halyeeyada Lamagac Baxay Dulmi Diid

Halgamayaashaan Ayaa Maalintii Shalay Ahayd Ku Qaarijiyay Deegaanka Daarunimca Horjooge
Xasan Xuseen Xuurshoow (Garab dheere)
Iyo Mid Ilaaladiisa Ah

Sidookali waxa Ay Dhaawaceen Mid Kali Oo Katirsan Ilaalada Horjoogaha

19/08/2026

Taliyaha Guutada 77 BD Ee Ilaalada Madaxtooyada Qaranka G/dhexe Maslah Mohamud Mohamed Ayaa Abaalmarin iyo Balnqaad Usameeyay Laba Dhalinyaro Ah Oo Howlgal Ka Fuliyay Degmada Ruunirgood 17dii Bishaan

Taliyaha Oo Balan Qaaday In Uu wiilashaas Gacanta Ku Hayn Doono Sidookalina Ka Shaqayn Doono Sidii Loo Qaramayn Lahaa

Ayaa U Wakiishashy Saraakiisha Guutada Ee Ku Sugan Masegwaay In Ay Ka Gaarsiiyaan Qidmad Lacageed Sidookalina Ay Wiilashaas Hayaan

18/08/2026

Halyeeyadaan Guur Iyo Guri Xamar Goor H**e Niyadooda Ka Jaray

Si Ay Umada Soomaliyeed Nabad Ugu Naaloodaan

18/08/2026

Taliyaha Guutada 77 Col maslaha mohamuud Mohamed

Abaal Raaga Ragaa leh

Labadaan Dhalinyarada Ah Oo Ahaa Xoolo Dhaqato Oo Adkeysan Waayay Ficilada Foosha Xun Ee Ay Argagixisada Kula Kacaan Uma...
18/08/2026

Labadaan Dhalinyarada Ah Oo Ahaa Xoolo Dhaqato Oo Adkeysan Waayay Ficilada Foosha Xun Ee Ay Argagixisada Kula Kacaan Umada Soomaliyeed Ee Ku Nool Dhulka Ay maamulaan

Ayaa Ku Qarijiyay Degmada Ruunirgood
Xasan Calasow raage (Xasan Xusuleey)
Oo ah Horjooge Ka Howlgeli jiray Gobolka Sh/dhexe
Halgamaasha Tooreey Ku Furtay Qoray Ak 47 Ah
Abdikadir Yuusuf Mohamuud
Abdinasir Mohadiin Ali ina

17/08/2026

Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Ee fadhigooda Yahay Degmooyinka Xaradheere,Ceeldheer iyo masegawaay Oo Maanta Kulan Qada Ah Ku Samaytay Masegwaaay Kulanka Oo Ay Qeyb Ka Ahaaheen Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Ceeldher Daauud Dayax iyo Gudoomiyaha Masegwaay Ismaaciil Shiine

16/08/2026

Halyeeyada 77 Masegawaay Iyo Halgan Adag

Address

Wadajir
Wadajir

Telephone

+252614771194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka 773 Aad Ee Aar Guutada 77 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share