25/06/2025
Taliyaha Ciidanka booliska gaarka ah ee degmada wanle weyn Taliye Cabdullahi Ibrahim Balash iyo Gudoomiyaha siyaasada degmada Mudane Xuseen ayaa booqday dhismaha isbitaalka guud ee Degmada, Taliyaha waxuu balan qaaday in ciidankiisa ay ka qayb qaadan doonaan dhamaystirka dhismaha ayna soo xaadiri doonaan maalintii loo baahdo si bulshada u hesho isbitaal loogu adeego.
Xafiiska Ciidanka booliska gaarka ah ee degmada wanle weyn.