Taliska Qaybta booliska D.xudun SSC-Khaatumo

Taliska Qaybta booliska D.xudun SSC-Khaatumo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taliska Qaybta booliska D.xudun SSC-Khaatumo, Police station, Xudun.

Ciidamada Police ka SSC-Khaatumo ayaa maanta gacanta ku soo dhigey Gaadhi ka soo qaadey alaabo ganacsi gobollada Waqooyi...
02/05/2025

Ciidamada Police ka SSC-Khaatumo ayaa maanta gacanta ku soo dhigey Gaadhi ka soo qaadey alaabo ganacsi gobollada Waqooyi ee jabhadda Gooni goosadka waqooyi galbeed ee Soomaaliya kaas oo la doonayey in Caasimada SSC-Khaatumo la soo geliyo.

Gaadhigan ayaa ku xidhan Saldhiga Police D.xudun ka, waxaana la horgeynayaa Maxkamada sharciga .

Address

Xudun

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Qaybta booliska D.xudun SSC-Khaatumo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category