24/04/2024
Bushaarada 1aad
Kusoo biir Akademıyada HornTurk Academy oo shahaadaada la aqoonsanyahay ka hel jaamacadaha ay ka midtahay Avrasya University ee gobolka Tabzon Turkiye
Si aad ula socoto koorsooyinka jaamacadaha aad shahaadada ka helayso qiimaha koorsoyinka iyo macalimiinta dhigaysa oo isugu jirta soomaali iyo profesörs jaamacadaha caalamka wax ka dhıga waxaad ku biiri kartaa group kan hoose
https://chat.whatsapp.com/JXbR6juBTRg1HaZmQzqceF