A.b.c Family

A.b.c Family heesa wadaniga waxaan rabaa inaa miisaankeyga dhimo

Fariina kusocota xildhibaan Yaanyo amaXildhibaa  caleen gadeXuldhibaan cabdi deeq oo loo yaqaan Xildhibaan yaanyo ayaa g...
10/08/2021

Fariina kusocota xildhibaan Yaanyo ama
Xildhibaa caleen gade
Xuldhibaan cabdi deeq oo loo yaqaan
Xildhibaan yaanyo ayaa gabay shaqadii uu hayay bulshada iyo dadkii uu ku matalayay xilka councelka degmada galkacyo
Wuxuu farxad iyo wax wayn u mooday inuu mayarka iska daba socdo
Waana nin aan ogayn cadaab iyo jano
Iyadoo beesha aysan ka fiirsan ayay siiyeen caleen gadahaan
Waana qaladka ugu wayn ay galeen beesha inay jaahilkaan siiyaan masuuliyadaas
Ugu danbayn
Hadaa nahay dhalinyarada beesha ree abukur culus waxaa si cad u sheegeynaa inuusan nama talin xildhibaan yaanyo
Asagana waxaa kula talin lahaa inuu iska gadato caleentiisa

22/07/2021

Daawo adigaa jidboon doone

21/07/2021
21/07/2021

Masha allah walahi waan ku qoslay

Address

Hobyo Street
Mamak

Telephone

+905527147553

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A.b.c Family posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share