30/06/2026
Shirkadda WhatsApp ayaa ka shaqaynaysa muuqaal cusub oo u oggolaanaya isticmaalayaasha inay adeegsadaan username halkii ay ka wadaagi lahaayeen lambarkooda telefoonka.
Barnaamijkaan cusub ayaa la filayaa inuu xoojiyo asturnaanta numberka isticmaalayaasha, maadaama dadka cusub lagu heli karo username-ka halkii laga isticmaali lahaa lambarka gaarka ah.
Olad Ahmed Mohamed
Eng Colaad