Xog ururinta iyo wacyigalinta.

Xog ururinta iyo wacyigalinta. My page is helping people and to understand dangerous situation

Maansha Allah waa waftigii waday qalabka caafimaad ee soo gaadhay buuhoodle
19/05/2020

Maansha Allah waa waftigii waday qalabka caafimaad ee soo gaadhay buuhoodle

Intee in leeg aya wax ka dishaa?
15/05/2020

Intee in leeg aya wax ka dishaa?

14/05/2020

Arintani waa arin ah ururintii dadkii ka soo hadhay daraawiish xiligii ay baaba'day ee sanadkii 1950

Waa 1960 habeenkii soomaaliya qaadatay xoriyada, waxaa qudbadii u h**eysay jeediyey madaxweynihii aadan cabdule cismaan ...
11/05/2020

Waa 1960 habeenkii soomaaliya qaadatay xoriyada, waxaa qudbadii u h**eysay jeediyey madaxweynihii aadan cabdule cismaan (A.N)

Beertani waa beer kamid ah beeraha ay beerteen dadweynaha Reer xaadhadhan
10/05/2020

Beertani waa beer kamid ah beeraha ay beerteen dadweynaha Reer xaadhadhan

Haddii aan taqaano sharciyada wadooyinka kee ayaa xaq u leh in uu gudbo marka h**e!?
10/05/2020

Haddii aan taqaano sharciyada wadooyinka kee ayaa xaq u leh in uu gudbo marka h**e!?

07/05/2020

Camal qiso!

Nin ka yimid wadanka maraykanka ayaa damcay in uu guursado gabadh soomaaliya joogta gaar ahaan magaalada hargaysa markii uu yimid oo uu rabo in uu mahersado ayay Ku tiri
Imisa ayaad damacdan santahay in aad iga bixiso meherka? markaa suu kuyiri 2000$. Maxay tidhi lacagtani iima qalanto aniga hadii aad sidaa tahayna kulama sheekaysteen, imisa ayaad ii qoondaysay in aan kulabisto oo aan isku soo diyaariyo ayay Ku tiri hadana?
Wuxuu kuyiri 500$. Waxay tiri waxba iima goyso lacagtaas aad sheegaysaa!
Gurigee ayaad doonayaa in aad I dajiso ayay Ku tiri?
Wuxuu ugu jawaabay mid kuyaala "ilaacada"
Waxay tiri america ayaa ii muuqata, hargaysa awilba waan joogay?
Iyaga oo sheekadii wata ayaa wiilka number soo wacay, markaa suu inta uu qabtay numberkii yiri hello xabiibi.
Inta ay naxday ayay tiri iyada oo aan is ogayn! Alla hay furin!, alla tuuladee dagaa! Xabiibi, macaanoow, intaas oo weedhood bay is raacisay oo wada socda markaasu qoslay!

Dulucda sheekada;
Maxaad ka fahantahay sheekada?

07/05/2020

we have opened this page to keep up with the latest data and new studies.
please! to join on
like.

Jumciyada quruumaha ka dhaxaysana ayaa diirada Ku haysa xalada soomaaliya oo cirka isku sii shareeray! Iyaga oo Ku qiyaa...
06/05/2020

Jumciyada quruumaha ka dhaxaysana ayaa diirada Ku haysa xalada soomaaliya oo cirka isku sii shareeray! Iyaga oo Ku qiyaasay in dhimashadu tahay 30℅ iyada oo la doonayo 5℅ iyada oo loo eegayo tirada dadka uu Ku dhacay covid19!

Alxamdulilah! Illahay baa mahad leh, waa laydin salaamay inta Ku xidhan page kan!
06/05/2020

Alxamdulilah! Illahay baa mahad leh, waa laydin salaamay inta Ku xidhan page kan!

06/05/2020

Daadad ba'an oo looga baqayo soomaaliya!
Inta daadadku saameeyeen ayaa ah 4 magaalo hada.

05/05/2020

Daraasad la qaaday ayaa lagu ogaaday in xanuunka covid19 ee ka dhasha il maragtiga loo yaqaano coronavirus, uu yahay virus kii u xumaa ee soo Mara dunida.

Address

Jamac
Mbale
2233

Telephone

+256793019842

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog ururinta iyo wacyigalinta. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category