Elson muska somaliyeed

Elson muska somaliyeed MID meda

SIMAD soow dhul dowlo maahan
07/04/2025

SIMAD soow dhul dowlo maahan

07/04/2025
Qof iyo cod khasab ah ayaa muqdisho ka socotaa  nidaamkan mid sax ma ahaaDad badan oo cabanaya ayaa wakaalada soo la soo...
07/04/2025

Qof iyo cod khasab ah ayaa muqdisho ka socotaa nidaamkan mid sax ma ahaa
Dad badan oo cabanaya ayaa wakaalada soo la soo xiidhidhay

07/04/2025

War sugan dhexdhaxaad ah ugu imow MID Media

07/04/2025

WAR CUSUB ✍🏿 GOBOLADA SANAAG IYO HAYLAAN PUNTLAND

Gudomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Abdjrisaq Ahmed Said iyo Xukumada Puntland ayaa isla qaatey Sidii wafti Xildhibano iyo Wasiiro isugu jira u aadi lahaayeen Gobolada Sanaag iyo Haylaan maalmahan inagu soo aadan sida xogohu nagu soo

Waftiga oo matelaadoodu tahay goboladaas oo aanu Gudoomiyuhu kamid ahayn ayaa booqashadodu ku saabsan tahay u kuurgalida arimaha Nabadgalyda, Siyaasada, Horumarka.

MID Media

07/04/2025
Itoobiya iyo Eriteriya ayaa miyiciyaha isu lisanaya; iyada oo muddooyinka ay labada dal ay isu jeedinayeen eedo kala duw...
07/04/2025

Itoobiya iyo Eriteriya ayaa miyiciyaha isu lisanaya; iyada oo muddooyinka ay labada dal ay isu jeedinayeen eedo kala duwan ayaa hadda Addis Ababa ay si rasmi ah ugu eedaysay Asmara in ay qorshaynayso dagaal balaadhan oo ka dhaca gudaha Itoobiya, kaasi oo ay ku lug leeyihiin kooxaha hubaysan ee ay kamid tahay TPLF.

Xiisaddani saameyn intee le'eg ayey ku yeelan kartaa Soomaalida?

07/04/2025

Ku soo dhowadaa MID Media

Address

Canada, KY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elson muska somaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share