Samafale Abdi Maahaay

08/03/2024

Inta Ku Dhimatey Xeebta liido ilaahay ha u naxariisto Kuwa Dhaawaca Ahna ilaahay ha Caafiyo Waa wax lagu Murugoodo

Inaa Lilaah Wa Inaa I Laahi Raajacuun Allaha U Naxariisto Walaalkeey Captain Ahmadeey Haaji Cilmi Guure oo ku geeriyooda...
07/29/2024

Inaa Lilaah Wa Inaa I Laahi Raajacuun Allaha U Naxariisto Walaalkeey Captain Ahmadeey Haaji Cilmi Guure oo ku geeriyooday magaalada Ottawa dalka Canada waxaan Ilaahay ugu baryeyaa in uu ilaahay ka waraabiyo Jannatul Firdowsa Ilaahay Samir & Iiman Ilaahay hanaga wada siiyo Dhammaanteen Aamiin yaa Rabbi.
Waxaan sidoo kale Tacsi u Dirayaa Dhamaan asxaabtii iyo Eheladii uu ka geeriyoodey Walaalkeen Eng Guure
Runtii waxuu Qayb wayn ka soo Qaatey Samafalka Dadka Dhubaataysan waxuu ii Raacey Gobolada aan Ka samayneyey Deeq aruurin Dadka Dhibaataysan
Ilaahay Janadii Firdowsa haka Waraabiyo

07/12/2024

Wanaag kastoo oo Bulshada U Samaysid waxaa tirtiraayo Xumaan Yar (Xumaanta Ka Fogoow)

07/07/2024

Karitida Qofka Ma aha waxa afkiisa ka soo baxaayo uu sheeganaayo oo ah Wax baan Qabtey Kartida Rasmiga ee wax Wanda waa asagoo Aamusan saman waxa qofka Qabaayo iyo Kalsoonida Umadda ugu baratey inuu Yahay Qof wax Samayn karo oo Dadka Soomaliyeed iskugu midka Yihiin Gees Ka Gees

05/25/2024

Freedom of speech it’s not threatening others. Xorriyada hadalka ma ahan cabsi gelinaysa dadka kale. Abdi

Inaa Lilaahi wa Inaa ileehi Raajicuun Waxaan magaalada Rochester Minnesota ku geeriyoodey walaalkeen Mohamed Hussein Saa...
05/17/2024

Inaa Lilaahi wa Inaa ileehi Raajicuun
Waxaan magaalada Rochester Minnesota ku geeriyoodey walaalkeen Mohamed Hussein Saalax
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan qoysaska ,ehelada, & Asxaabtii uu ka geeriyoodey

Waxaan Ilaahay SWT ugu baryayaa in uu Janadii Firdowsa ka waraabiyo eheladii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo iimaan ka siiyo

05/03/2024

****HEBEL WAA LA DILAY****
Wararka ayaa sheegaya in Kooxo hubaysan ay toogteen (HEBEL)kadibna ay ka baxsadeen goobta uu falku ka dhacay sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogaya
WAA WAX AAN DHAMAAN
Very Sad

Juma Mubarak dhamaantiin WAQTIGA IYO WAAYUHU WAY WAREEGAANWAARI MAYSIDE WAR WANAAGSAN HAKAA HARO Wanaaga naftaada la rab...
03/29/2024

Juma Mubarak dhamaantiin

WAQTIGA IYO WAAYUHU WAY WAREEGAAN
WAARI MAYSIDE WAR WANAAGSAN HAKAA HARO
Wanaaga naftaada la rabto la jecloow walaalkaa

None of you will have faith until he loves for his brother what he loves for himself.”

Thank you

Senegal's president-elect Faye vows to govern with humility
03/29/2024

Senegal's president-elect Faye vows to govern with humility

Senegal opposition presidential candidate Bassirou Diomaye Faye, a political newcomer popular among disaffected youth, promised on Monday to govern with humility and transparency.

01/29/2024

Banooni ( Kubad) waa Cad & Madow
Galmudug Hambalyo
Meek dheer lama Gayn Shaacir Shegow Mohamed

12/18/2023

Mar hadii aad gaartey darajo Hogaamiye ma ahan in aad Af ku noole camal u hadasho

12/04/2023

East African Disability

Address

P. O BOX 8005
Rochester, MN
59903

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samafale Abdi Maahaay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Samafale Abdi Maahaay:

Share