USDOTsomali

USDOTsomali Kooxda Xiriirka Elektarooniga 'USDOTSomali'' ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanku waxay ka qayb qaadanaysaa dib-u-dhiska iyo horumarka Soomaaliya.

Maraykanka ayaa ugu tagay godkii uu ku dhuumanayay Albaqdaadi
10/28/2019

Maraykanka ayaa ugu tagay godkii uu ku dhuumanayay Albaqdaadi

Beesha caalamku waxay ku amaanaysaa dowlada Soonaaliya hormarka ay ka gaartay isbadalo muhiim ah sida maamulka hantida, ...
10/04/2019
Somalia Partnership Forum Communiqué | U.S. Embassy in Somalia

Beesha caalamku waxay ku amaanaysaa dowlada Soonaaliya hormarka ay ka gaartay isbadalo muhiim ah sida maamulka hantida, canshuur ururinta iyo amaanka. https://so.usmission.gov/somalia-partnership-forum-communique/?fbclid=IwAR0w4qfVUm67AmtH_Z28Vmv1NCFJwCFa8JML-Zx9ktUe5DfyMOcy1Tz_hkU

Somalia and its international partners met in Mogadishu on 1-2 October 2019 for the Somalia Partnership Forum (SPF). The participants took stock of the progress made since the previous SPF in July 2018, and agreed priority actions to address the remaining challenges together. International partners....

10/03/2019
BBC News Somali

BBC News Somali

Muuqaalkan kaga bogo Layla Cali Cilmi oo ah gabar Soomaaliyeed oo ka tirsan baarlamaanka Sweden.

09/30/2019
U.S. Mission to Somalia

U.S. Mission to Somalia

U.S. Ambassador’s Statement on September 30 Attacks in Mogadishu and Baledogle

The United States condemns the attacks today in Baledogle and Mogadishu. We commend the Somali security forces who repelled the attack against the Somali National Army (SNA) Base in Baledogle, Lower Shabelle region. The security forces stopped this ultimately failed attack due to their alertness and swift response, not allowing the attackers to breach the outer defensive perimeters of the base. We are thankful that there were no SNA causalities between the multiple attacks.

This attack yet again demonstrates al-Shabaab violently opposes progress towards peace and prosperity in Somalia. The United States affirms our strong commitment to the people and government of Somalia and to assist collective efforts to degrade terror groups and build a stronger and prosperous Somalia that offers a brighter future for its people.

###

Dowladda Maraykanka waxa ay cambaareynaysa weerarrada maanta ka dhacay Baledogle iyo Muqdisho. Waxaan amaanayna ciidamada Soomaaliyeed oo ka hortagay weerarka lagu soo qaaday fariisiin ciidanka Soomaaliyeed uu ku lee yahay Baledogle ee gobolka shabeelaha hoose. Ciidanka oo ahaa mid fajignaan muujinaayo ayaa ku guuleystay in uu ka hortago wareerka fashilmey, oonan u oggolaanin kuwa weerarka soo qaaday inay jebiyaan darbiga difaaca ee saldhigga. Waxaan ku faraxsannahay in aysan jirin qasaara kasoo gaarey labadii weerar ciidanka xoogga dalka.

Weerarkan ayaa mar kale muujiyey in Al-Shabaab ay carqalad ku yihiin horumarka, nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya. Dowladda Maraykanka waxa ay xaqiijineysaa dadaalka xooggan ay siineyno dadka iyo xukuumadda Soomaaliyeed anigo oo gacan ka geysaneyno dadaallada wadajirka ah taaso lagu doonaayo in logu baabi'iyo kooxaha argagixisada iyo dhisida dal xoog leh oo dadkiisa ku horseedo barwaaqo iyo mustaqbal wanaagsan.

U.S. Mission to Somalia
09/25/2019

U.S. Mission to Somalia

Through USAID Somalia’s the Growth, Enterprise, Employment and Livelihoods (GEEL) project, the US government supports the recovery and resilience of local communities and companies in #Somalia, help tap into Somalia's natural resources to further economic growth.

U.S. Mission to Somalia
09/24/2019

U.S. Mission to Somalia

United States Mission to Somalia hosted an Exchange Alumni Reception in Mogadishu on Sept 18, 2019. U.S. Exchange Alumni from different programs #IVLP #YALI attended the event. The Alumni shared their work & aspirations for an Alumni Association for Somalia with the Public Affairs Officer. If you are an Alumni, please contact us so that you can attend our next gathering of #ExchangeAlumni

09/24/2019
Cuna qabatayn adag ayaa lagu soo rogay bangiga dhexe ee Iiraan iyo kan hormarinta talaabadan wasaarada maaliyada qaaday ...
09/20/2019

Cuna qabatayn adag ayaa lagu soo rogay bangiga dhexe ee Iiraan iyo kan hormarinta talaabadan wasaarada maaliyada qaaday waxay jaraysaa ilaha dhaqaalaha ee Iraan u isticmaasho taageerida argagixisada.

U.S. Secretary of Defense
09/19/2019

U.S. Secretary of Defense

Had a great meeting with Gen. Townsend to discuss U.S. Africa Command's role in addressing Chinese & Russian influence in Africa and our counterterrorism efforts on the continent. This will be pivotal in implementing the National Defense Strategy.

U.S. Mission to Somalia
08/20/2019

U.S. Mission to Somalia

Today we honor #WomenHumanitarians who are working to improve the lives of drought- and conflict-affected Somalis. #WorldHumanitarianDay #Somalia

Opinion: Why engagement in Africa matters
08/19/2019
Opinion: Why engagement in Africa matters

Opinion: Why engagement in Africa matters

There is no lack of opportunities to partner in Africa. The African continent is roughly 3.5 times the size of the United States. If pressed, few in the U.S. would be able to tell you that there are 54 countries in Africa. While there is significant opportunity to partner, ungoverned space has becom...

United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM
08/15/2019

United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM

The UN envoy to Somalia, James Swan, got to hear first-hand today about some of the key priorities facing Somali women in a meeting in Mogadishu with local women leaders - including their role and participation in the country's politics, leadership and decision-making.

UNSOM, which Mr. Swan heads, is mandated to empower civil society, which includes women as a key stakeholder group. In their discussions, the UN official assured the participants of the UN’s continued engagement in advancing their agenda, in particular political representation and participation.

The civil society groups in attendance included Save Somali Women and Children, the Somali Women’s Development Centre, the Somali Women Journalists Organization, the Marginalized Communities Advocates Network, Women Education and Voicing Entrepreneurship, HINNA and the Elman Peace Centre.

U.S. Mission to Somalia
08/14/2019

U.S. Mission to Somalia

U.S. Mission to Somalia Public Affairs Section hosted a group of Somali youth to a discussion marking #InternationalYouthDay in #Mogadishu. The discussion was based on the universal theme of #TransformingEducation, which highlighted efforts to transform education in #Somalia into a more relevant, equitable and inclusive for youth.

U.S. Mission to Somalia
08/12/2019

U.S. Mission to Somalia

Ambassador Yamamoto and the U.S. Mission to Somalia sends its warmest wishes to Somalis in #Somalia and across the world as they celebrate #EidAlAdha Have a peaceful and joyous holiday. Ciid Wanaagsan! #EidMubarak

U.S. Africa Command (AFRICOM)
08/08/2019

U.S. Africa Command (AFRICOM)

The commander of U.S. Africa Command visited Somalia on August 7 as part of his first trip to the African continent since taking command on July 26

Read more: go.usa.gov/xySVQ

08/06/2019
Under Secretary for Political Affairs David Hale Meeting with Somali Prime Minister Hassan Ali Khayre - United States Department of State

Under Secretary for Political Affairs David Hale Meeting with Somali Prime Minister Hassan Ali Khayre - United States Department of State

The following is attributable to Spokesperson Morgan Ortagus: Under Secretary for Political Affairs David Hale met today with Somali Prime Minister Hassan Ali Khayre in Mogadishu, Somalia. The Under Secretary reaffirmed America’s commitment to assist Somalia with political reform, economic develop...

Laba dhaliyaro ah oo ka soogoostay kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka qaranka Soomaaliya ee ku sugan gobolk...
08/05/2019
Guddoomiyaha Diinsoor oo sheegay in ay isku soo dhiibeen labo Sarkaal oo tirsanaa Al Shabaab. - Mustaqbal Radio

Laba dhaliyaro ah oo ka soogoostay kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka qaranka Soomaaliya ee ku sugan gobolka South West.https://www.mustaqbalradio.net/guddoomiyaha-diinsoor-oo-sheegay-in-ay-isku-soo-dhiibeen-labo-sarkaal-oo-tirsanaa-al-shabaab/

Labo sarkaal oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa Maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Iyo Maamulka Degmadaasi,sida uu Warbaahinta Dowladda u xaqiijiyay Ibrahim Maxamed Nuur (Shiik Shigow ) Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Ee Gobolka baay. Labadaan Sarkaa...

08/01/2019
UNODC - United Nations Office on Drugs and Crime

UNODC - United Nations Office on Drugs and Crime

Today is the World Day against Trafficking in Persons.

2019 World Day against Trafficking in Persons is focusing on highlighting the importance of government action in the interest of victims of trafficking.

But the call to action🙋is not only to governments, we encourage everyone to take action to prevent and #EndHumanTrafficking 💙

United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM
08/01/2019

United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM

"We think prospects for lasting peace in Somalia will be improved if young people feel represented. If they participate in political life, and if they have a say in the national dialogue, they can ultimately show their stake and involvement in the country's future," the UN envoy to Somalia, James Swan, said at a youth event in Mogadishu this week.

The UN official was speaking with young activists from across the country at a two-day youth empowerment and engagement dialogue at which they discussed how best to help youth participate actively in political processes.

For more: bit.ly/3146NfU

Kooxda daacish ayaa waqooyiga Nayjeeriya ayaa afduubtay lix qof oo ka shaqaynayaya gargaarka bini aadanimada. https://ww...
07/30/2019
Islamic State Claims Aid Workers' Kidnap in Northeast Nigeria

Kooxda daacish ayaa waqooyiga Nayjeeriya ayaa afduubtay lix qof oo ka shaqaynayaya gargaarka bini aadanimada. https://www.voanews.com/africa/islamic-state-claims-aid-workers-kidnap-northeast-nigeria

Islamic State's West Africa branch on Thursday claimed responsibility for kidnapping six aid workers in northeast Nigeria. International aid agency Action Against Hunger said that a staff member and five others kidnapped in Nigeria last week had appeared in a video released on Wednesday evening and....

Kooxda Booko Haraam ayaa lixdan iyo shan qof oo goob tacsi taalo joogay qarax ku dilay.
07/30/2019
Nigeria: 65 Killed in Attack by Boko Haram Militants

Kooxda Booko Haraam ayaa lixdan iyo shan qof oo goob tacsi taalo joogay qarax ku dilay.

Boko Haram militants killed at least 65 people at a funeral in northeastern Nigeria, local officials said Sunday, revising the earlier death toll of 23. "It is 65 people dead and 10 injured," said Muhammed Bulama, the local government chairman. Bulama said he thought the attack was in revenge for th...

Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ganacsataduba  ugu baaqay in aan gabbaad la siin lana taageer...
07/29/2019
Culimada Soomaaliyeed oo ka digtay dhaqaala siinta kooxaha Argagixisada

Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ganacsataduba ugu baaqay in aan gabbaad la siin lana taageerin Kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish. https://www.radiomuqdisho.net/culimada-soomaaliyeed-oo-ka-digtay-dhaqaala-siinta-kooxaha-argagixisada/

Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ganacsataduba ugu baaqay in aan gabbaad la siin lana taageerin Kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish. Guddoomiye ku xigeenka …

U.S. Ambassador’s Statement on July 24 Mogadishu Attack | U.S. Mission to Somalia
07/25/2019
U.S. Ambassador’s Statement on July 24 Mogadishu Attack | U.S. Mission to Somalia

U.S. Ambassador’s Statement on July 24 Mogadishu Attack | U.S. Mission to Somalia

The United States condemns in the strongest terms the July 24 terrorist attack in Mogadishu. We offer our sincerest condolences to the families and friends of the victims who were killed. We also pray for those who were injured, including Mayor Abdirahman Omar Osman. We commend the Somali security f...

07/24/2019

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa shacabka ku waxyeeloobay qaraxa ka dhacay maanta Moqdisho tani waxay dhidibada u aasaysaa dagaalka midaysan ee aan kula jirno kooxaha argagixisada ah.

07/24/2019
U.S. Africa Command (AFRICOM)

U.S. Africa Command (AFRICOM)

In Somalia, AFRICOM continues to enhance security in order to enable diplomacy and development. In 2017, Somalia participated in Exercise Cutlass Express. This was the first time in 30 years Somalia has participated in a military exercise outside of its borders. #AFRICOMCoC

07/23/2019
Xasuus

Waxaan idinla wadaagaynaa xasuusta ay ka tagtay Hodon Naaleeye

Waxaan ku amaanaynaa dowlada Arjantiin in ay u aqoonsatay Hisballah inay tahay argagixiso waa talaabo muhiim ah oo horse...
07/19/2019

Waxaan ku amaanaynaa dowlada Arjantiin in ay u aqoonsatay Hisballah inay tahay argagixiso waa talaabo muhiim ah oo horseedaysa inay awoodoodu daciifto. Aduunku wuxuu fahmay inay Hisballah tahay argagixiso hoos tagta Iran.

In Soomaaliya ka dhalato nabad iyo xasilooni waxay muhiim u tahay Maraykanka Soomaaliya  awood leh waxay iska caabinkart...
07/19/2019
Together with US, Somalia can achieve peace and prosperity

In Soomaaliya ka dhalato nabad iyo xasilooni waxay muhiim u tahay Maraykanka Soomaaliya awood leh waxay iska caabinkartaa in argagixisadu ka dhigato gabaad ay ka duusho. http://goobjoog.com/english/together-with-us-somalia-can-achieve-peace-and-prosperity/

By U.S. Ambassador Donald Y. Yamamoto With the recent celebration of the U.S. and Somalia independence days, we have occasion to reflect on the progress that our two countries have made together. T…

Address

Washington D.C., DC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when USDOTsomali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Nearby government services


Other Government Organizations in Washington D.C.

Show All

Comments

ثق وتاكد انهم كاذبون مخادعون وهذه هى الحقيقية اذن هى طريق الخداع هناك امور فى الدعاية والاعلام ولكن عندما تقف امامه تجد هناك فارق واسع
ماذا اقول
URURKA HIIRAAN DIASPORA NETWORK oo ku eedeeyay dowlada Mareykanka iyadoo isticmaaleysa Muwaadinkeeda Mareykanka ah Madaxweyne Mohamed Cabdullahi Farmaajo inay qalaalaso siyaasadeed iyo dagaal sokeeye ka abuureyso Muqdisho Soomaaliya iyo amni dari baahsan oo guud oo horseedi karta in argagixisada ka faa'ideysato. "Maxamed Cabdullahi Farmaajo waa muwaadin Mareykan ah oo heysta dhalashada Mareykanka, diidayna inuu dhalashada Mareykanka wareejiyo, waa nin aaminsan qawaaniinta iyo dastuurka Mareykanka, Muwaadinkaan Mareykanka kuma dhaqaaqi karo wax aysan ogeyn dowlada Mareykanka. Dowlada Mareykanka waa waxay la ogtahay amaan darada uu ka wado Muqdisho iyo qalalaasaha siyaasadeed oo keeni karta dagaalo sokeeye iyo amaanka inuu faraha ka baxo taasoo fursad siin karta maleeshiyaadka Shabaab inay ka faa'ideystaan amaan darada ka dilaacda Muqdisho" ayuu yiri afhayeenka ururka Hiiraan Diaspora Network Axmed Maxamed oo fariin cad ah u diray State Department wasaarada arrimaha dibada mareykanka. "Farmaajo sharciga Soomaaliya ma qabto oo waa muwaadin mareykan ah, waa uu ka soo carari karaa Muqdisho isagoo gabaad Mareykanka ka dhigan kara, dowlada Mareykanka waa inay mowqifkeeda u cadeysaa shacabka Soomaaliyeed iyo muwaadinkeeda Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee qalaalasaha siyaasadeed ka wada Muqdisho inay la qabto iyo in kale. Waxaan dhaleeceyn dusha kaga tuureynaa dowlada Mareykanka oo qalaalasahaan uu muwaadinkeeda mareykanka ah ka wado Muqdisho iyadoo ka aamusan taasoo ayaan daro ku ah xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka u dhaxeeya oo soo hagaayay sanadahaan danbe." ayuu raaciyay qoraalkii uu afhayeenka Axmed Maxamed u diray wasaarada arrimaha dibada Mareykanka. ABOUT HIIRAAN DIASPORA NETWORK (HDN) – HDN is a grass-roots organization committed to advocate on critical policy matters pertaining to Hiiraan State of Somalia interest and issues of concern through communication and information sharing, raising public awareness, and educating the public and government officials.
Somali ha isku duubnaato
Markan inta fasxan way is
aniga ahaan waxaan qabaa in dadka aad idinku marin habaabiseen dalkoodiina aad ku dirteen sida hada ka muuqata sawirka profilka
PRESS RELEASE ETHIOPIAN TROOPS MUST VACATE HIIRAAN UNIVERSITY COMPOUND IN HIIRAAN REGION. WASHINGTON DC OCTOBER 13, 2017, Hiiraan Diaspora Network calls once again Ethiopian troops under the command of African Union peacekeepers in Somalia (AMISOM) must vacate as soon as possible from Hiiraan University's premises a largest university in central region of Somalia. Since 2011, Hiiraan University officials made several calls for Ethiopian troops withdrawals from the Hiiraan University's premises but Ethiopian troops under AMISOM command were still reluctant to vacate Hiiraan university's compound. Calls from Hiiraan University officials for Ethiopian troops to vacate the Hiiraan University premises have fallen on deaf ears. Earlier this year Hiiraan university’s official Ahmed Ali said “Hiiraan University premises are not for purpose military base but rather it is an educational facility for our future students.” "The use of Hiiraan University for military base of Ethiopian troops can result in additional damage to the buildings because it may make the Hiiraan university a legitimate target for enemy attack. Even once vacated, the university may still be a dangerous environment for students if Ethiopian troops leave behind weapons and unused munitions. In a country that already suffers from inadequate opportunities for higher quality education, damage to university due to military use further hampers students' educational prospects and their futures" said Ahmed Mohamed spokesman of Hiiraan Diaspora Network based in Washington DC. The Ethiopian troops and AMISOM are completely in direct violation of international law that was adopted in 1948. The United Nations General Assembly adopts the Universal Declaration of Human Rights, consisting of 30 articles, including that “everyone has the right to an education.” In the following decades, various international and regional treaties and declarations repeat and elaborate on this core right. Also Fourth Geneva Convention lays out protections for civilians during armed conflict, including that an occupying power—a military force controlling the territory of another country—“shall, with the cooperation of the national and local authorities, facilitate the proper working of all institutions devoted to the care and education of children.” The International Committee of the Red Cross (ICRC), which promotes respect for international humanitarian law and its implementation in national law, has elaborated that this requirement is “very general in scope,” and that occupying authorities “are bound not only to avoid interfering with [the] activities [of schools], but also to support them actively… The Occupying Power must therefore refrain from requisitioning staff, premises or equipment which are being used by such establishments.” Ethiopian troops in Hiiraan University premises must be aware seriousness of this issue and world including Security Council’s increased response to the problem of military use of schools came in June 2015, with the unanimously supported Resolution 2225. It expressed “deep concern that the military use of schools in contravention of applicable international law may render schools legitimate targets of attack, thus endangering the safety of children.” The Security Council encouraged all member states “to take concrete measures to deter such use of schools by armed forces and armed groups.” Universities and other education facilities are protected under two bodies of international law: international humanitarian law and international human rights law. International humanitarian law, or the laws of war, provides protections for civilian objects such as school buildings from all parties to an armed conflict. International human rights law, which is applicable at times of war and peace, provides for the right to education. The occupation of educational infrastructure in Hiiraan region by Ethiopian military forces can blur the lines between civilian and military installations placing many students who are future of this region to be without access of higher education. Hiiraan Diaspora Network calls upon the international community, including the United Nations, the European Union, the Arab League, the Africa Union AMISOM, and the United States and ministery of Education of Somalia Federal Government to put pressure on the Ethiopian troops must immediately vacate the compound of Hiiraan University in Hiiraan State of Somalia without precondition or any delay. ABOUT HIIRAAN DIASPORA NETWORK (HDN) – HDN is a grass-roots organization committed to advocate on critical policy matters pertaining to Hiiraan State of Somalia interest and issues of concern through communication and information sharing, raising public awareness, and educating the public and government officials.
Usd