Raadinayo: Liibaan Xaaji Maxamed - Liban Mohamed

Raadinayo: Liibaan Xaaji Maxamed - Liban Mohamed Haya’da Dembi Baarista Dowladda Fedeeraliga (FBI) oo ku dhawaaqday lagu daray Liibaan Xaaji Maxamed “Liiska Argagixiso Si Ba’an Loo Raadinayo”.
(2)

The FBI announced the addition of Liban Haji Mohamed to the “Most Wanted Terrorists” list.

Address

935 Pennsylvania Ave
Washington, DC
20858

General information

Liibaan Haaji Maxamed waxaa loo raadinaayaa in la xiriirta taageero maaddi ah oo uu siiyay Xarakada Shabaab Al-Mujahidin oo loo yaqaanno Al-Shabaab, urur argagixiso ka howlgala Soomaaliya xiriirna la leh Al-Qaacida. Al-Shabaab waa urur argagixiso ah oo ku saleysan qabiil, madaxdiisa sare loo malaynaayo in tababar ku soo qaateen kana soo dagallameen Afgaanistaan. Al-Shabaab waxay qiratay qaraxyo badan oo ka dhacay Soomaaliya iyoYugaanda; waxaana la ogsoon yahay in ay ciidameeyeen dad reer galbeed ah. Wasaarrada Dibadda ee Mareynkanka waxay ku magacaawday Al-Shabaab urur argagixiso shesheeye. Maxamed wuxuu saaxiib si fiican la ahaa argagixiyaha la xukumay Zachary Chessar, oo la xukumay Febraayo 2011, 25 sano oo xarig ah oo lagu eedeyay isku dayid taageero maaddi ah inuu siiyay Al-Shabaab. Liban Haji Mohamed is wanted in connection with providing material support to Harakat Shabaab Al-Mujahidin also known as Al-Shabaab and Al-Qaeda. Al-Shabaab is a Somali-based insurgent and terrorist group whose senior leadership is believed to have trained and fought in Afghanistan. Al-Shabaab has claimed responsibility for many bombings in Somalia and Uganda and is known to have recruited westerners. The U.S. Department of State designated Al-Qaeda as a Foreign Terrorist Organization (FTO) in 1999, and Al-Shabaab as an FTO in 2008. Mohamed was a close associate of convicted terrorist Zachary Chesser, who was sentenced in February 2011, to 25 years in prison for attempted material support to Al-Shabaab.

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 10:00 - 17:00
Sunday 00:00 - 23:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raadinayo: Liibaan Xaaji Maxamed - Liban Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Nearby government services