Maktabadda Guud ee Yoocaale

  • Home
  • Maktabadda Guud ee Yoocaale

Maktabadda Guud ee Yoocaale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maktabadda Guud ee Yoocaale, Library, Jigjiga Ethiopia, .

UHAAJ👍
13/10/2024

UHAAJ👍

Shalay o ay taariikhdu ahayd 12/10/2024Gc.Anaka oo ka kooban dhalinyaro ka kala socotay magaalada Jigjiga & Dhagaxbuur W...
13/10/2024

Shalay o ay taariikhdu ahayd 12/10/2024Gc.

Anaka oo ka kooban dhalinyaro ka kala socotay magaalada Jigjiga & Dhagaxbuur Waxaan soo booqanay Degmada Yoocaale, gaar ahaan xarunta Degmada & qabalayga Cawlkudhal.

Waxaan lakulanay bulshada qaybaheeda kala duwan, anaga oo kala hadalnay wacyi galin ku saabsan sidii waxbarashada degmada lootayayn lahaa & inaan dhiiri galin usamaynay ardaydii ugu dhibcaha saraysay imtixaanki shahaadiga ahaa ee fasalka 6aad & 8aad kuwaas oon gudoonsiinay hadiyo kala duwan

Fasalka 8aad guud ahaan Degmada Yoocaale Kaalinta 1aad, 2aad & 3aad waxaa galay dugsiga H/DH ee ileys yoocaale.

Halka fasalka 6aad guud ahaan Degmada Yoocaale Waxaa kaalinta 1aad, 2aad & 3aad galay dugsiga H/Dhexe ee Cawlkudhal.

Sidookale waxaan qalab kala duwan ku wareejinay maktabadda guud ee yoocaale ( yoale public library) qalabkaas oo ka koobna Noocyada buugta tixraaca ee manhajka cusub (reference books Grade 5-12th ), Samuurad, Qalimaan iyo Boodhkii laybareeriga.

Waxaan marka 1aad umahadcelinaynaa Allah marka 2aadna cidkasta oo Howshaas nagala qaybqaadatay.
Waxaan sidoo kale umahadcelinaynaa Maamulka Degmada Yoocaale siguud, sigaraa Xafiiska waxbarashada oo hawshan si hagar la'aan ah noogala shaqeeyay.

Address

Jigjiga Ethiopia

1000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maktabadda Guud ee Yoocaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed Government Service?

Share